{"id":22730,"date":"2014-09-07T22:54:44","date_gmt":"2014-09-07T19:54:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22730"},"modified":"2014-09-07T23:05:57","modified_gmt":"2014-09-07T20:05:57","slug":"aqriso-magacyada-xubnihii-loo-magacaabey-dhisida-maamulka-gdhexeoo-maanta-qaarkood-laga-soo-celiyey-garoonka-diyaaradaha-ee-guriceel","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/aqriso-magacyada-xubnihii-loo-magacaabey-dhisida-maamulka-gdhexeoo-maanta-qaarkood-laga-soo-celiyey-garoonka-diyaaradaha-ee-guriceel\/","title":{"rendered":"AQRISO MAGACYADA XUBNIHII LOO MAGACAABEY DHISIDdA MAAMULKA G\/DHEXE,OO QAARKOOD MAANTA  LAGA SOO CELIYEY GAROONKA DIYAARADAHA EE GURICEEL"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/gudi.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/gudi.jpg\" alt=\"gudi\" width=\"216\" height=\"160\" class=\"alignleft size-full wp-image-22734\" \/><\/a>15 ka mid ah 27-ka xubnood ee loogu talla galay inay soo dhisaan Maamulka Gobolada Dhexe, ayaa waxaa maanta laga celiyay Magaalada Guriceel ee Xarunta Ahlu Sunada Gobolada Dhexe.<\/p>\n<p>Xubnahaan, ayaa barqanimadii maanta ka amba baxay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxaana laga soo celiyay Garoonka Magaalada Guriceel, markii ay ka deggeen.<\/p>\n<p>Ahlu Sunada Gobolada Dhexe, ayaa waxaa laga soo xigtay inaan lagu soo wargelin imaanshiyaha wefdigaan ee Magaalada Guriceel, sidaasi daraadeedna aynaan qaadi karin masuuliyada ammaankooda.<\/p>\n<p>15-kaan qof, ayaa iyagoo ka cago jiidaaya waxaa dib loogu soo celiyay Garoonka Aadan Cadde, waxaana jirin wax war ah oo ay ka soo saartay Dowladda Federalka ee Somaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha &#038; Federalka ee Xukuumada Somaliya C\/laahi Goodax Barre, ayaa magacaabay Guddiga Farsamada ee Dhismaha Maamulka Gobolada Dhexe, iyadoo Saxaafada loo soo bandigay 26-kii bishii hore ee August.<\/p>\n<p>Ahlu Sunada Gobolada Dhexe, ayaa waxay horey uga hortimid ka mid noqoshada Maamulka Gobolada Dhexe loo wado in loo dhiso, iyadoo gogosha la dhigay Magaalada Cadaado ee Xarunta Maamulka Ximin &#038; Xeeb.<\/p>\n<p>Magacyada Guddiga Farsamada<\/p>\n<p>1-Cismaan Ciise Nuur<br \/>\n2-Xaliima Ismaaciil Ibraahim<br \/>\n3-Daahir Xasan Guutaale<br \/>\n4-Cabdi Faarax Jaamac<\/p>\n<p>5-Dr. Khaliif Xirsi Cali<br \/>\n6-Iimaan Xasan Jiiroow<br \/>\n7-Daahir Wehliye Siyaad<br \/>\n8-Maryan Cabdi Geeddi<\/p>\n<p>9-Cabdullaahi Cabdi Cabdulle<br \/>\n10-Maxamed Axmed Maxamuud<br \/>\n11-Cabdullaahi Maalin Gaafow<br \/>\n12-Axmed Dubad Cali<\/p>\n<p>13-Cumar Maxamuud Mahad Alle<br \/>\n14-Cabdiraxmaan Maxamuud Macalin.<br \/>\n15-Cumar Cali Rooble<br \/>\n16-Maxamuud Aadan Cusmaan<\/p>\n<p>17-Cabdullaahi Muuse Maxamed<br \/>\n18-Maxamed Xaashi Cabdi (Garabey)<br \/>\n19-Cabdi Daahir Maxamed Xareed<br \/>\n20-Durraan Cali Farey<\/p>\n<p>21-Farxiyo Afweyne Sheekh \u2013doon<br \/>\n22-Xareed Cali Xareed<br \/>\n23-C\/nuur Macali Maxamuud<br \/>\n24-Cowke Xaaji Cabdiraxmaan<\/p>\n<p>25-Khadiijo Cadaan Cusmaan<br \/>\n26-Juneyd Ismaaciil Cigalle<br \/>\n27-Cabdullaahi Xuseen Cali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>15 ka mid ah 27-ka xubnood ee loogu talla galay inay soo dhisaan Maamulka Gobolada Dhexe, ayaa waxaa maanta laga celiyay Magaalada Guriceel ee Xarunta Ahlu Sunada Gobolada Dhexe. Xubnahaan, ayaa barqanimadii maanta ka amba baxay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, waxaana laga soo celiyay Garoonka Magaalada Guriceel, markii ay ka deggeen. Ahlu Sunada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22730","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22730","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22730"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22730\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22735,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22730\/revisions\/22735"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22730"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22730"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22730"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}