{"id":22722,"date":"2014-09-07T22:27:36","date_gmt":"2014-09-07T19:27:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22722"},"modified":"2014-09-07T22:31:42","modified_gmt":"2014-09-07T19:31:42","slug":"ridwaan-xaji-cwali-golaha-wasiiradu-waxay-xilkii-ka-qaadeen-agaasimihii-hayadda-nabad-sugidda-claahi-sanbaloolshe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/ridwaan-xaji-cwali-golaha-wasiiradu-waxay-xilkii-ka-qaadeen-agaasimihii-hayadda-nabad-sugidda-claahi-sanbaloolshe\/","title":{"rendered":"\u201cRidwaan Xaji C\/Wali\u201c Golaha Wasiiradu Waxay Xilkii Ka Qaadeen Agaasimihii Hay\u2019adda Nabad Sugidda ,C\/laahi (Sanbaloolshe)"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/sanbaloolshe.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/sanbaloolshe-300x159.jpg\" alt=\"sanbaloolshe\" width=\"300\" height=\"159\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22724\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/sanbaloolshe-300x159.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/sanbaloolshe.jpg 620w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>Shir Aan Caadi Ahayn Oo Ay Maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa Waxaa Shir gudoominayey Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed Waxaana Shirka loogaga hadlay amniga guud ee dalka, iyadoo golaha Wasiiradu Ay xilkii ka Xayuubiyeen Agaasimihii Hay\u2019adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Soomaaliya C\/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe).<\/p>\n<p>Ridwaan Xaaji Cabdiweli Afhayeenka Xukuumada oo saxaafada la hadlay kulanka ka dib ayaa sheegay shirka golaha Wasiirrada in warbixin ku aadan amniga guud ee dalka laga dhageystay Wasiirrada Amniga Qaranka iyo Wasiirka Gaashaandhigga.<\/p>\n<p>\u201cKulankii maanta ee golaha Wasiirada waxaa looga hadlay amniga guud ee dalka, waxaa warbixin ku aadan amniga dalka iyo dadaalada ay Xukuumaddu wado ee la xiriira amniga laga dhagaystay Wasaaradaha Amniga Qaranka iyo Gaashaandhigga waxayna soo saareen feejignaan gaar ah in masuuliyiinta iyo dadka Soomaaliyeed ay yeeshaan kaddib dilkii hoggaamiyihii kooxda Al-shabaab, goluhu wuxu soo dhaweeyay hawlgalada ay wadaan Ciidamadda Xogga Daalka iyo AMSIOM ee ka socda gobollada dalka.\u201d ayuu yiri Afhayeenka Xukuumada Somaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu sheegay Afhayeenka in xilkii agaasimaha Hay\u2019adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya laga qaaday Mudane C\/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) si ku-meel gaar ahna xilkaasi loogu dhiibay ku xigeenkiisa.<\/p>\n<p>\u201cGolaha Wasiiradu waxay xilkii ka qaadeen Agaasimihii Hay\u2019adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya Mudane C\/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe), waxana si KMG ah loogu dhiibay xilkaas inuu sii hayo ku xigeenka Hay\u2019adda Nabad Suggida.\u201d ayuu yiri Ridwaan Xaaji Oo Ah Afahayenka Xukuumadda C\/Wali Sheikh.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir Aan Caadi Ahayn Oo Ay Maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa Waxaa Shir gudoominayey Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed Waxaana Shirka loogaga hadlay amniga guud ee dalka, iyadoo golaha Wasiiradu Ay xilkii ka Xayuubiyeen Agaasimihii Hay\u2019adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Soomaaliya C\/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe). Ridwaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22722","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22722","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22722"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22722\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22726,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22722\/revisions\/22726"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22722"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22722"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22722"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}