{"id":22716,"date":"2014-09-07T03:04:15","date_gmt":"2014-09-07T00:04:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22716"},"modified":"2014-09-07T03:34:07","modified_gmt":"2014-09-07T00:34:07","slug":"war-deg-deg-ah-dagaal-iyo-duqeyn-haatan-aan-la-ogeyn-jihada-ay-ka-dhaceyso-ayaa-iminka-laga-maqlayaa-qaar-ka-mid-ah-degmooyinka-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/war-deg-deg-ah-dagaal-iyo-duqeyn-haatan-aan-la-ogeyn-jihada-ay-ka-dhaceyso-ayaa-iminka-laga-maqlayaa-qaar-ka-mid-ah-degmooyinka-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"WAR DEG DEG AH) DAGAAL IYO DUQEYN AAN LA OGEYN JIHADA AY KA DHACEYSO AYAA LAGA MAQLAYAA QAYBO KA MID AH MUQDISHO"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/duqayn-baydhabo.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/duqayn-baydhabo-300x235.jpg\" alt=\"duqayn-baydhabo\" width=\"300\" height=\"235\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22717\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/duqayn-baydhabo-300x235.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/duqayn-baydhabo.jpg 383w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><br \/>\nDaryinka Rasaasta Iyo Qoryaha Nuuca Garbaha Laga Gano Ayaa Laga Maqlayaa Agagaarka Madaxtooyada Iyadoona Aan Wali Kala Cadeyn Halka Ay Ka Dhacayaan <\/p>\n<p>Dhawaqa Madaafiicda Ayaa Hurdada Ka Soo Toosiyey Dadka Reer Muqdisho Iyagoona La Amakaaksan Halka Ay Wax Ka Dhacayaan Mana Cada In Ay Tahay Weerar Ay Al-shabaab Soo Qaaday Iyo In Ay Dowlada Weerar Ku Qaaday Kooxii Ay Dhawaantaanba Ku Dheelman Jirtay Islamarkaana Ay Hubka Ka Soo Uruurin Jireen <\/p>\n<p>Wixii Ku Soo Kordha Dagaalkaani Haatan Laga Maqlayo Muqdisho Kala Soco Warsom.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Daryinka Rasaasta Iyo Qoryaha Nuuca Garbaha Laga Gano Ayaa Laga Maqlayaa Agagaarka Madaxtooyada Iyadoona Aan Wali Kala Cadeyn Halka Ay Ka Dhacayaan Dhawaqa Madaafiicda Ayaa Hurdada Ka Soo Toosiyey Dadka Reer Muqdisho Iyagoona La Amakaaksan Halka Ay Wax Ka Dhacayaan Mana Cada In Ay Tahay Weerar Ay Al-shabaab Soo Qaaday Iyo In Ay Dowlada Weerar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22716","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22716","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22716"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22716\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22720,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22716\/revisions\/22720"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22716"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22716"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22716"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}