{"id":22699,"date":"2014-09-06T21:55:05","date_gmt":"2014-09-06T18:55:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22699"},"modified":"2014-09-06T22:39:06","modified_gmt":"2014-09-06T19:39:06","slug":"al-shabaab-oo-qirtey-geerida-axmed-godane-amiir-cusubna-u-magacowday-abii-cubeyda-axmed-cumar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/al-shabaab-oo-qirtey-geerida-axmed-godane-amiir-cusubna-u-magacowday-abii-cubeyda-axmed-cumar\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab Oo Qirtey Geerida Axmed Godane Amiir Cusubna U Magacowday Abii Cubeyda Axmed Cumar"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/545660_372791516124992_1612583609_n.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/545660_372791516124992_1612583609_n-300x225.jpg\" alt=\"545660_372791516124992_1612583609_n\" width=\"300\" height=\"225\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22703\" \/><\/a>War rasmi ah oo goordhaw kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu faah faahiyay duqeyn ay diyaaradaha dagaalka Mareykanka dhawaan ka geysteen deegaan katirsan Shabeelaha Hoose. <\/p>\n<p>Bayaanka ayaa lagu xaqiijiyay in Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr amiirkii xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo sarkaal kale In ay ku Dhinteen duqeyn ay diyaaradaha dagaalka Mareykanka ka geysteen Koonfurta Soomaaliya Iyadoona Hoggaanka Shabaabul Mujaahidiin ay ku dhawaaqday in amiir cusub loo magacaabay Soomaaliya kaasi oo bedeli doono Sheekh Abuu Zubeyr Amiirka cusub ee lamagacaabay waa Abii Cubeyda Axmed Cumar<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War rasmi ah oo goordhaw kasoo baxay xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu faah faahiyay duqeyn ay diyaaradaha dagaalka Mareykanka dhawaan ka geysteen deegaan katirsan Shabeelaha Hoose. Bayaanka ayaa lagu xaqiijiyay in Sheekh Mukhtaar Abuu Zubeyr amiirkii xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo sarkaal kale In ay ku Dhinteen duqeyn ay diyaaradaha dagaalka Mareykanka ka geysteen Koonfurta Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22699","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22699","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22699"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22699\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22705,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22699\/revisions\/22705"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22699"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22699"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22699"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}