{"id":22687,"date":"2014-09-05T01:32:00","date_gmt":"2014-09-04T22:32:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22687"},"modified":"2014-09-05T01:32:00","modified_gmt":"2014-09-04T22:32:00","slug":"wariyayaasha-shabelle-iyo-sky-fm-oo-lagu-eedeeyey-qodobo-ay-qaar-ka-mid-ah-ciqaabtoodu-tahay-dil-toogasho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/wariyayaasha-shabelle-iyo-sky-fm-oo-lagu-eedeeyey-qodobo-ay-qaar-ka-mid-ah-ciqaabtoodu-tahay-dil-toogasho\/","title":{"rendered":"Wariyayaasha Shabelle iyo Sky FM Oo Lagu Eedeeyey Qodobo Ay Qaar Ka Mid Ah Ciqaabtoodu Tahay Dil Toogasho."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/maxaabiis.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/maxaabiis-225x300.jpg\" alt=\"maxaabiis\" width=\"225\" height=\"300\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22688\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/maxaabiis-225x300.jpg 225w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/maxaabiis.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 225px) 100vw, 225px\" \/><\/a><br \/>\nWaxaa Maanta la geeyey Maxkamada Gobolka Banaadir Suxufiyiinta Shabelle iyo Sky FM ee kala ah Gudoomiyha Shabakadda Warbaahinta Shabelle Cabdimaalik Yuusuf Maxamuud, Agaasimaha Sky FM Maxamuud Maxamed Daahir (Carab) iyo Axmed Cabdi Xasan ayaa Xafiiska Xeer Ilaalinta waxa uu ku soo Eedeeyey Suxufiyiinta 6 Qodob.<\/p>\n<p>1- Qodobka 184-Aad Oo  lidka ku ah haybada ama midnimada qaranka soomaaliyeed hayimo qaran hadimo qaran cinqaabtiisana  waa dil Toogasho <\/p>\n<p>2- Qodobka 220-aad  oo tilmaamaya aflagaado sharafta ama haybada madaxweynaha qaranka soomaaliyeeed cinqaabtiiisa waa xabsi u dhaxeya lix bil ilaa iyo 3 sano<\/p>\n<p>3- Qodobka 231-aad oo tilmaaamaya amaanta dambiyada iyo dhiira galintooda  meelaha fagaaraha ah waxaa lagu cinqaabayaa falka dhiira galinta ah xabsi 3 ilaa iyo 12 sano <\/p>\n<p>4- Qodobka 320-aad u horkicida fal dambi waxaa lagu cinqaabaa oo kaliya falka u jeedis ka xabsi 1 ilaa iyo 3 sano <\/p>\n<p>5- Qodobka 321-aad u hor kicid hogaan sanaan la\u2019aanta heerka waxaa lagu cinqaabaa  6 bilood iy 5 sano<\/p>\n<p>6- Qodobada 328-aad oo Ah daabacaaada  ama faafinta warar been ah oo lagu buun buuniyey oo qal qal galinta nabad galyada guud ah waxaa lagu cinqaabaa haddii san falka ahayn dambi Qatar xabsi ilaa iyo 6 bilood ah  ama ganaax ah Sh\/S,300.<\/p>\n<p>Wariyayaasha Shabelle iyo Sky FM ayaa Maanta loo gudbiyey Xabsiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho kadib markii muddo 3 Todobaad ah ay ku xirnaayeen Xabsiga Nabad Sugidda ee Godka Jilacow.<\/p>\n<p>waxaana Maamulka Guud Shabakada Warbaahinta Shabelle  ay Qareeno u qabsadeen Dr. Cabdiwaaxid Cismaan Xaaji iyo Dr. Cali Yuusuf Xalane si ay uga difaacaan eedaynaha Xeer Ilaaliyaha uu soo jeediyey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Maanta la geeyey Maxkamada Gobolka Banaadir Suxufiyiinta Shabelle iyo Sky FM ee kala ah Gudoomiyha Shabakadda Warbaahinta Shabelle Cabdimaalik Yuusuf Maxamuud, Agaasimaha Sky FM Maxamuud Maxamed Daahir (Carab) iyo Axmed Cabdi Xasan ayaa Xafiiska Xeer Ilaalinta waxa uu ku soo Eedeeyey Suxufiyiinta 6 Qodob. 1- Qodobka 184-Aad Oo lidka ku ah haybada ama midnimada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22687","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22687","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22687"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22687\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22689,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22687\/revisions\/22689"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22687"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22687"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22687"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}