{"id":22654,"date":"2014-09-03T14:53:32","date_gmt":"2014-09-03T11:53:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22654"},"modified":"2014-09-03T14:58:09","modified_gmt":"2014-09-03T11:58:09","slug":"ridwaan-xaji-cwalixukuumada-waxbey-ka-ogeyd-duqeyntii-shhooseujeedkuna-waxa-uu-ahaa-axmed-godane","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/ridwaan-xaji-cwalixukuumada-waxbey-ka-ogeyd-duqeyntii-shhooseujeedkuna-waxa-uu-ahaa-axmed-godane\/","title":{"rendered":"&#8220;Ridwaan Xaji C\/wali&#8221;Xukuumada Waxbey Ka Ogeyd Duqeyntii Sh\/Hoose,Ujeedkuna Waxa Uu Ahaa Axmed Godane."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/rid.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/rid-300x199.jpg\" alt=\"rid\" width=\"300\" height=\"199\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22656\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/rid-300x199.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/rid.jpg 341w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay Ogeyd Weerarkii Duqeynta ee Diyaaradaha Mareykanka ay la beegsadeen Gaadiid uu la socdo Hogaamiyaha Al-shabaab Axmed Cabdi Godane,oo Shabaab Dhaxdooda looga yaqaano Sheikh Muqtaar Abuu Zubeyr.<\/p>\n<p>Kulan Golaha Wasiirada Soomaaliya ay xalay ku yeesheen Muqdisho ayey ku sheegeen in Xukumadda Soomaaliya ay soo dhaweyneyso islamarkaana Tilaabo horey loo qaaday ay tahay Beegsiga Hogaamiyaha Al-shabaab.<\/p>\n<p>Afhayeenka Xukumadda Soomaaliya Ridwaan Xaaji C\/wali ayaa sheegay in Xukumadda Soomaaliya iyo waliba Dowladda Soomaaliya ay wax ka ogeyd Weerarka Duqeynta,ujeedkuna uu ahaa Axmed Cabdi Godane.<\/p>\n<p>Waxaa hadalka Xukumadda Soomaaliya uu imaanayaa iyadoo Gaadiid uu la socday Hogaamiya Al-shabaab lagu Duqeeyay inta u dhaxeysa Degmada Sablaale iyo Deegaanka Haawaay ee Gobolka Shabellaha Hoose,waxaana Weerarkaasi sheegtay Dowladda Mareykanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay Ogeyd Weerarkii Duqeynta ee Diyaaradaha Mareykanka ay la beegsadeen Gaadiid uu la socdo Hogaamiyaha Al-shabaab Axmed Cabdi Godane,oo Shabaab Dhaxdooda looga yaqaano Sheikh Muqtaar Abuu Zubeyr. Kulan Golaha Wasiirada Soomaaliya ay xalay ku yeesheen Muqdisho ayey ku sheegeen in Xukumadda Soomaaliya ay soo dhaweyneyso islamarkaana Tilaabo horey loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22654","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22654","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22654"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22654\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22658,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22654\/revisions\/22658"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22654"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22654"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22654"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}