{"id":22645,"date":"2014-09-02T22:58:06","date_gmt":"2014-09-02T19:58:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22645"},"modified":"2014-09-02T22:58:06","modified_gmt":"2014-09-02T19:58:06","slug":"masuuliyiintii-idaacadaha-shabelle-iyo-sky-oo-maalintii-19-aad-si-sharci-darro-ah-ugu-xiran-xabsiga-godka-jilacowiyo-baaqyo-kala-duwan-oo-loo-jeediyey-madaxda-dowlada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/masuuliyiintii-idaacadaha-shabelle-iyo-sky-oo-maalintii-19-aad-si-sharci-darro-ah-ugu-xiran-xabsiga-godka-jilacowiyo-baaqyo-kala-duwan-oo-loo-jeediyey-madaxda-dowlada\/","title":{"rendered":"Masuuliyiintii Idaacadaha Shabelle  Iyo SKY Oo Maalintii 19-Aad Si Sharci Darro Ah Ugu Xiran Xabsiga Godka Jilacow,Iyo Baaqyo Kala Duwan Oo Loo Jeediyey Madaxda Dowlada."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Wariyayaasha-Godka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Wariyayaasha-Godka-300x267.jpg\" alt=\"Wariyayaasha Godka\" width=\"300\" height=\"267\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22646\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Wariyayaasha-Godka-300x267.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/Wariyayaasha-Godka.jpg 352w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>Maalintii 19aad ayaa waxaa si sharci darro ah ugu xiran Xabsiga laga dayriyey ee Godka Jilicow Masuuliyiinta Idaacadaha Shabelle iyo SKY Cabdimaalik Yuusuf Maxamuud, Maxamuud Maxamed Daahir ( Carab) iyo Axmed Cabdi Xasan waxaa sidoo kale Hawada ka maqan labadaasi Idaacadood kadib markii Xarunta Idaacada ay soo weerareen Jimcihii 15 August 2014 Ciidamada Nabad Sugidda.<\/p>\n<p>Xarigan Sharci Darada ah ee lagu haysto Masuuliyiintaasi oo haddana loo gaystay Jir dil baahsan ayaa sababay in ay la soo gubdoonaadeen xaalad Caafimaad darro iyadoo aan weli Isbitaal la gayn ama aan loo keenin Dhaqtar la socda xaaladooda Caafimaad.<\/p>\n<p>waxaana hawada ka maqan labadaasi Idaacadood oo qalabkii ay ku shaqayn lahaayeen ay qaateen Ciidamadii Nabad Sugidda ee soo weeraray Xarunta Idaacada ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>waxaana Suxufiyiintan soo wajahay Qartar badan 31 August 2014 kadib markii la soo weeraray Xabsigii ay ku xirnaayeen ee Godka Jilacow inkastoo gudoomiyaha Shaelle uu ka baxsaday xabsiga markii ay difaaci waayeen Naftiisa Ciidamada Dawladda inkastoo markii dambe uu si iskiis ah ugu soo laabtay Xabsiga.<\/p>\n<p>waxaa jira Baaqyo kal duwan oo loo jeedinayo dawladda Federaalka iyadoo laga dalbanayo in ay xornimadooda ay siiyaan Suxufiyiintaasi sida sharci darada ah u xiran.<\/p>\n<p>Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka, hayaddo Saxaafadeed, Waxgarad, siyaasiyiin iyo Bulashada qaybaheeda kala duwan ayaa dalbaday in si shuruud la`aan ah loo sii daayo Suxufiyiintaasi kala ah Cabdimaalik Yuusuf Maxamuud, Maxamuud Maxamed Daahir ( Carab) iyo Axmed Cabdi Xasan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maalintii 19aad ayaa waxaa si sharci darro ah ugu xiran Xabsiga laga dayriyey ee Godka Jilicow Masuuliyiinta Idaacadaha Shabelle iyo SKY Cabdimaalik Yuusuf Maxamuud, Maxamuud Maxamed Daahir ( Carab) iyo Axmed Cabdi Xasan waxaa sidoo kale Hawada ka maqan labadaasi Idaacadood kadib markii Xarunta Idaacada ay soo weerareen Jimcihii 15 August 2014 Ciidamada Nabad Sugidda. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22645","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22645","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22645"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22645\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22647,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22645\/revisions\/22647"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22645"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22645"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22645"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}