{"id":22637,"date":"2014-09-02T22:04:02","date_gmt":"2014-09-02T19:04:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22637"},"modified":"2014-09-02T22:04:02","modified_gmt":"2014-09-02T19:04:02","slug":"al-shabaab-oo-ka-hadlay-duqeyntii-lagu-qaaday-hogaamiyahooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/al-shabaab-oo-ka-hadlay-duqeyntii-lagu-qaaday-hogaamiyahooda\/","title":{"rendered":"Al-shabaab Oo Ka Hadlay Duqeyntii Lagu Qaaday Hogaamiyahooda"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/alqaeda.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/alqaeda-300x159.jpg\" alt=\"alqaeda\" width=\"300\" height=\"159\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22638\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/alqaeda-300x159.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/alqaeda.jpg 620w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><br \/>\nAfhayeen u hadlay Xarakadda Al-Shabab oo magaciisa lagu sheegay Abu Max\u2019ed ayaa u sheegay wakaaladda wararka AP in hogaamiyahooda Axmed Cabdi Godane oo ay iyagu u yaqaanaan Sh, Mukhtaar Abu Zubeyr inuu saarnaa mid ka mid ah gaadiidka ay duqeeyeen diyaaradaha dagaalka Maraykanka.<\/p>\n<p>Warkaan oo ay qortay wakaaladda wararka AP ayaa waxaa lagu sheegay in hogaamiyaha Al-Shabab uu ku safrayay gaadiidka la duqeeyay waxaana la<br \/>\nduqeeyay xilli ay marayeen meel u dhaw degmada Sablaale ee G.Sh\/hoose.<\/p>\n<p>Abu Muxamaed sargaalkaan isku magacaabay waxaa uu sheegay in gaadiidka la duqeeyay oo labo gaari ahaa ay ku socdeen magaalada Baraawe oo hadda xarun weyn u ah Al-Shabab waxaana uu intaa ku daray in duqeynta ay ku geeriyoodeen illaa 6 xubnood oo Al-Shabab ka tirsanaa.<\/p>\n<p>\u201cSh, Abu Zubeyr baabuurta la duqeeyay mid ka mid ah ayuu saarnaa waxaana ay u socdeen magaalada Baraawe dhamaantoodna waa ay bas beeleen\u201d ayuu yiri sargaalkaan ay xigatay wakaaladda wararka AP ee Abu Muxamad magaciisa lagu sheegay.<\/p>\n<p>Ma jiro willi war rasmi ah oo saraakiisha la yaqaan ee Al-Shabab kasoo baxay oo arrintaan ku saabsan hase ahaatee dadka degaanka ayaa warbaahinta qaar u sheegay inay arkeen gaadiidkii la duqeeyay oo gabi ahaanba bur buray.<\/p>\n<p>Sanadkii 2009 Maraykanka ayaa duqeyn ku dilay hogaamiyihii ugu horeeyay Al-Shabab Aadan Xaashi Ceyrow xilli uu ku sugnaa magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta gobolka G\/gaduud ee bartamaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Haddii ay run noqoto in Axmed Godane uu geeriyooday waa guul weyn oo dawlada Soomaaliya ay gaartay Al-Shabab dhabar jab weyn ayay ku noqonaysaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeen u hadlay Xarakadda Al-Shabab oo magaciisa lagu sheegay Abu Max\u2019ed ayaa u sheegay wakaaladda wararka AP in hogaamiyahooda Axmed Cabdi Godane oo ay iyagu u yaqaanaan Sh, Mukhtaar Abu Zubeyr inuu saarnaa mid ka mid ah gaadiidka ay duqeeyeen diyaaradaha dagaalka Maraykanka. Warkaan oo ay qortay wakaaladda wararka AP ayaa waxaa lagu sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22637","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22637","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22637"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22637\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22639,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22637\/revisions\/22639"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22637"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22637"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22637"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}