{"id":22632,"date":"2014-09-02T21:37:40","date_gmt":"2014-09-02T18:37:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22632"},"modified":"2014-09-02T21:40:06","modified_gmt":"2014-09-02T18:40:06","slug":"jawaari-oo-baydhabo-kulammo-kula-qaatay-odayaal-dhaqameedyo-iyo-siyaasiyiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/09\/jawaari-oo-baydhabo-kulammo-kula-qaatay-odayaal-dhaqameedyo-iyo-siyaasiyiin\/","title":{"rendered":"Jawaari Oo Baydhabo Kulammo Kula Qaatay Odayaal Dhaqameedyo Iyo Siyaasiyiin"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/jawaari.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/jawaari-300x224.jpg\" alt=\"jawaari\" width=\"300\" height=\"224\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22634\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/jawaari-300x224.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/09\/jawaari.jpg 651w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><br \/>\nGudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna ku simaha Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo maalintii labaad ku sugan magaalada Baydhabo ayaa kulammo gaar gaar ah la<br \/>\nqaatay maanta ilaa caawa Odayaal dhaqameedyo iyo siyaasiyiin.<\/p>\n<p>Kulammadan kulankii ugu horeeyey waxa uu ku simaha Madaxweynaha Dalka la qaatay Odayaal dhaqameedyo waaberigii hore ee saakay ayadoo kulankii ku xigayna uu la qaatay siyaasiyiin waxaana kulammadaasi oo ahaa kulammo wadatashi ah ay soo gaareen ilaa fiidnimadii hore ee caawa.<\/p>\n<p>Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo markii kulammadaasi ay soo gebageboobeen kadib la hadlay Warbaahinta ayaa tilmaamay in kulammadu ay dhammaantood qeyb ka yihiin socdaalka uu ku joogo magaalada Baydhabo islamarkaana uu qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan gobolladan kala hadlayey sidii ay aragtidooda u mideyn lahaayeen kadibna u sameysan lahaayeen maamul ay ku mideysan<br \/>\nyihiin.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa xusay in kulammadan ay sii socon doonaan maalmaha soo socda oo uu Baydhabo ku sugnaanayo waxaana uu rajo ka muujiyey iney kulammada wadatashiga ah kasoo baxaan natiijo horseeda aragti mideysan.<\/p>\n<p>\u2014DHAMAAD\u2014<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna ku simaha Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo maalintii labaad ku sugan magaalada Baydhabo ayaa kulammo gaar gaar ah la qaatay maanta ilaa caawa Odayaal dhaqameedyo iyo siyaasiyiin. Kulammadan kulankii ugu horeeyey waxa uu ku simaha Madaxweynaha Dalka la qaatay Odayaal dhaqameedyo waaberigii hore ee saakay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22632","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22632","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22632"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22632\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22636,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22632\/revisions\/22636"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22632"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22632"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22632"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}