{"id":22589,"date":"2014-08-31T16:02:51","date_gmt":"2014-08-31T13:02:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22589"},"modified":"2014-08-31T16:02:51","modified_gmt":"2014-08-31T13:02:51","slug":"nicolas-kay-oo-cambaareeyey-weerarka-al-shabaab-ay-ku-qaadey-godka-jilacow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/08\/nicolas-kay-oo-cambaareeyey-weerarka-al-shabaab-ay-ku-qaadey-godka-jilacow\/","title":{"rendered":"Nicolas Kay Oo Cambaareeyey Weerarka Al-shabaab Ay Ku Qaadey Godka Jilacow&#8217;"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/Nick-Kay-PHOTO.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/Nick-Kay-PHOTO-300x300.jpg\" alt=\"Nick-Kay-PHOTO\" width=\"300\" height=\"300\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22590\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/Nick-Kay-PHOTO-300x300.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/Nick-Kay-PHOTO-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/Nick-Kay-PHOTO.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><br \/>\nErgayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa cambaareeyay weerarka maanta lagu qaaday xabsiga Godka Jilicow ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Kay ayaa ku yiri war kooban oo uu soo dhigay bartiisa Twitterka:<\/p>\n<p>\u201cWaxaan cambaaraynayaa weerarka argagixiso ee manta ka dhacay Muqdisho, waxba uma dhimi doonaan shaqaaqooyinka noocan oo kale ah horumarka ay hiigsanayso Soomaaliya.\u201d<\/p>\n<p>Hadalka danjire Kay ayaa yimid saacad kadib weerarka maanta ay kooxdan hubaysan gudaha ugu galeen xabsiga Godka Jilicow oo ay dowladda Federaalka Soomaaliya sida aadka ah u ilaaliso.<\/p>\n<p>Ma jiro  wax hadal ah oo ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo  Al-shabaab oo ku saabsan weerarkan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa cambaareeyay weerarka maanta lagu qaaday xabsiga Godka Jilicow ee magaalada Muqdisho. Kay ayaa ku yiri war kooban oo uu soo dhigay bartiisa Twitterka: \u201cWaxaan cambaaraynayaa weerarka argagixiso ee manta ka dhacay Muqdisho, waxba uma dhimi doonaan shaqaaqooyinka noocan oo kale ah horumarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22589","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22589","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22589"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22589\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22591,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22589\/revisions\/22591"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22589"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22589"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22589"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}