{"id":22586,"date":"2014-08-31T15:11:53","date_gmt":"2014-08-31T12:11:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22586"},"modified":"2014-08-31T15:11:53","modified_gmt":"2014-08-31T12:11:53","slug":"wasaaradda-amniga-dalka-oo-soo-bandhigtay-qasaaraha-ka-dhashay-weerarkii-godka-jilacow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/08\/wasaaradda-amniga-dalka-oo-soo-bandhigtay-qasaaraha-ka-dhashay-weerarkii-godka-jilacow\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Amniga Dalka Oo Soo Bandhigtay Qasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Godka Jilacow."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/qarax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/qarax-300x168.jpg\" alt=\"qarax\" width=\"300\" height=\"168\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22587\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/qarax-300x168.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/qarax.jpg 512w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><br \/>\nMaxamed Yuusuf Cusmaan Afhayeenka Wasaaradda Amniga ayaa waxaa uu Warbaahinta kula Hadlay goobta uu manta ka dhacay weearar ay Geysteen Al-shabaab, ayaa sheegay in ay halkaas ku dhinteen 11 qof oo ay ku Jireen 7 Al-shabaab ah oo weerarka qaaday, 3-Askarta Dowladda ah, iyo 1-qof shacab ah oo goobta marayay.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Maxamed Yuusuf Cusmaan ayaa sheegay in ay Wasaaraddu ka warheysay weerarka ay soo qaadeen Al-shabaab, sidoo kale Afhayeenka ayaa Saxaafadda usoo bandhigay hub sida uu sheegay ay ka dhinteen nimankii halkaas lagu dilay ee Shabaabka ahaa.<\/p>\n<p>Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Wariye Ka Tirsan Oo goobta tegay aya sheegaya in uu Arkayay in ku dhowad 5-ruux oo shacab ah oo dhaawacantay Xoolo dhintay, goobta oo Muuqaalkeedu isbedelay lana Arkayay Dhiig iyo Madoobaad derbiyada meesha ku Haleysan, dadka dhaawacmay ayuu sheegayaa in y ugu Darantahay haweeney da\u2019 ah oo ka mid ah dadka degmada Boondheere.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxamed Yuusuf Cusmaan Afhayeenka Wasaaradda Amniga ayaa waxaa uu Warbaahinta kula Hadlay goobta uu manta ka dhacay weearar ay Geysteen Al-shabaab, ayaa sheegay in ay halkaas ku dhinteen 11 qof oo ay ku Jireen 7 Al-shabaab ah oo weerarka qaaday, 3-Askarta Dowladda ah, iyo 1-qof shacab ah oo goobta marayay. Sidoo Kale Maxamed Yuusuf Cusmaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22586","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22586","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22586"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22586\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22588,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22586\/revisions\/22588"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22586"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22586"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22586"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}