{"id":22576,"date":"2014-08-30T23:30:12","date_gmt":"2014-08-30T20:30:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22576"},"modified":"2014-08-30T23:30:12","modified_gmt":"2014-08-30T20:30:12","slug":"barakac-ka-bilowday-baraawe-iyo-amiirada-shabaabka-oo-kala-firxada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/08\/barakac-ka-bilowday-baraawe-iyo-amiirada-shabaabka-oo-kala-firxada\/","title":{"rendered":"Barakac Ka Bilowday Baraawe Iyo Amiirada Shabaabka Oo Kala Firxada"},"content":{"rendered":"<p>Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa dagaalka ay ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda ay saakay ku qaadayn degaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.<\/p>\n<p>Dagaalka aya haatan ku fiday tuulooyin ku dhow magaalada Baraawe oo ay ku xooganyihiin alshabaab.<\/p>\n<p>Qoysas badan ayaa ka qaxaya saakay magaalooyinka Buula Mareer iyo Baraawe .<\/p>\n<p>Sarkaal ka tirsan Dowladda ayaa u sheegay afrikada in sacadaha soo socda ay qabsan doonaan magaalada Baraawe.<\/p>\n<p>Wali lama Oga khasaaraha dagaalka balse waad la socon doontaan hadba wixii ku soo kordha<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa dagaalka ay ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda ay saakay ku qaadayn degaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose. Dagaalka aya haatan ku fiday tuulooyin ku dhow magaalada Baraawe oo ay ku xooganyihiin alshabaab. Qoysas badan ayaa ka qaxaya saakay magaalooyinka Buula Mareer iyo Baraawe . Sarkaal ka tirsan Dowladda ayaa u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22576","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22576","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22576"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22576\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22577,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22576\/revisions\/22577"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22576"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22576"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22576"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}