{"id":22574,"date":"2014-08-30T23:03:03","date_gmt":"2014-08-30T20:03:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22574"},"modified":"2014-08-30T23:03:03","modified_gmt":"2014-08-30T20:03:03","slug":"xaaladda-biniaadamnimo-ee-soomaaliya-oo-laga-dayrinayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/08\/xaaladda-biniaadamnimo-ee-soomaaliya-oo-laga-dayrinayo\/","title":{"rendered":"Xaaladda Bini&#8217;aadamnimo Ee Soomaaliya Oo Laga Dayrinayo"},"content":{"rendered":"<p>Maanta waxaa dunida Laga xusay Maalinta Bini\u2019aadamnimada Adduunka, maalintaas oo loo asteeyay in lagu maamuuso dadka naftooda halista u galiya inay dadkale caawiyaan.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay, ayaa ku boorisay bulshada caalamka iney si deg deg ah uga jawaabaan dhibaatooyinka bini&#8217;aadanimo ee ka jira Soomaaliya, ka hor inta aanay isu badelin musiibo la mida tii dhacday 2011-kii, markaasoo ay Soomaaliya ku dhufatay macluul ay dad badani ku dhinteen.<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay Qaramada Midoobey 1.1 milyan oo qof ayaa ku barakacay gudaha Soomaaliya, waxayna intooda badan ay dadkaasi ku nool yihiin xeryo ku yaala magaalada Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta waxaa dunida Laga xusay Maalinta Bini\u2019aadamnimada Adduunka, maalintaas oo loo asteeyay in lagu maamuuso dadka naftooda halista u galiya inay dadkale caawiyaan. Qaramada Midoobay, ayaa ku boorisay bulshada caalamka iney si deg deg ah uga jawaabaan dhibaatooyinka bini&#8217;aadanimo ee ka jira Soomaaliya, ka hor inta aanay isu badelin musiibo la mida tii dhacday 2011-kii, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22574","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22574","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22574"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22574\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22575,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22574\/revisions\/22575"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22574"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22574"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22574"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}