{"id":22572,"date":"2014-08-30T22:57:36","date_gmt":"2014-08-30T19:57:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22572"},"modified":"2014-08-30T22:57:36","modified_gmt":"2014-08-30T19:57:36","slug":"al-shabab-oo-laga-qabsaday-degmada-buulo-mareer","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/08\/al-shabab-oo-laga-qabsaday-degmada-buulo-mareer\/","title":{"rendered":"Al-shabab Oo Laga Qabsaday Degmada Buulo-Mareer"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Midowga Africa oo ay weheliyaan kuwa dowladda Somalia ayaa maanta qabsaday degmada Buulo-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii saaka waabarigii ay qaadeen howlgal ciidan.<\/p>\n<p>Afhayeenka Ciidamada Amisom Col: Cali Xaamud ayaa sheegay in askari ka tirsan Amisom oo u dhashay dalka Uganda uu ku dhintay howlgal laba kalena ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Xaamud wuxuu sheegay in ciidanku ay xalay saqdii dhexe qaadeen howlgal la magac baxay &#8220;Badweynta Hindiya&#8221; oo ka dhanka ah goobaha ururka al-Shabaab uu ka haysto gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Midowga Africa oo ay weheliyaan kuwa dowladda Somalia ayaa maanta qabsaday degmada Buulo-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaddib markii saaka waabarigii ay qaadeen howlgal ciidan. Afhayeenka Ciidamada Amisom Col: Cali Xaamud ayaa sheegay in askari ka tirsan Amisom oo u dhashay dalka Uganda uu ku dhintay howlgal laba kalena ay ku dhaawacmeen. Xaamud wuxuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22572","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22572","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22572"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22572\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22573,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22572\/revisions\/22573"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22572"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22572"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22572"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}