{"id":22556,"date":"2014-08-29T22:01:00","date_gmt":"2014-08-29T19:01:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22556"},"modified":"2014-08-29T22:02:35","modified_gmt":"2014-08-29T19:02:35","slug":"obama-oo-sheegay-in-marnaba-aysan-istaraatiijiyad-u-haynin-is-ta-syria","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/08\/obama-oo-sheegay-in-marnaba-aysan-istaraatiijiyad-u-haynin-is-ta-syria\/","title":{"rendered":"Obama Oo Sheegay In Marnaba Aysan Istaraatiijiyad U Haynin IS-ta Syria."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/Obama.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/Obama-300x168.jpg\" alt=\"Obama\" width=\"300\" height=\"168\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22558\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/Obama-300x168.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/Obama.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><br \/>\nBarack Hossein Obama Oo Ah Madaxwyenaha Dowladda Maraykanka ayaa sheegay in arrintiisa ugu weyni ay tahay sidii loo baabi\u2019in lahaa guulaha uu ururka ISIS ka gaaray dalka Ciraaq. Isagoona Sheegay In Ay Ku Howlan Yihiin Sidii Ay U Dadajin Lahaayeen Arintaasi<br \/>\nSidoo Kale Mr. <\/p>\n<p>Obama ayaa warfidiyeenka kula hadlay Aqalka Cad Khamiistii shalay, daqiiqado ka hor markii uu la kulmay guddiga amniga qaranka oo ka hadlayey xiisadda ka taagan Ciraaq iyo Suuriya<br \/>\nObama ayaa sheegay in Maraykanka uu sii wadi doono weerarada bartilmaameedsan ee uu ku qaadayo goobaha ururka IS, waxana uu intaas ku daray in talaabooyinkaas oo kale ay keenayaan in ururku uu hub iyo qalab kaleba ku waayo.<\/p>\n<p>Obama ayaa dhinaca kale sheegay in aanu heynin straatiijiyad kooxaha Islaamiyiinta ah lagula tacaalo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Barack Hossein Obama Oo Ah Madaxwyenaha Dowladda Maraykanka ayaa sheegay in arrintiisa ugu weyni ay tahay sidii loo baabi\u2019in lahaa guulaha uu ururka ISIS ka gaaray dalka Ciraaq. Isagoona Sheegay In Ay Ku Howlan Yihiin Sidii Ay U Dadajin Lahaayeen Arintaasi Sidoo Kale Mr. Obama ayaa warfidiyeenka kula hadlay Aqalka Cad Khamiistii shalay, daqiiqado ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22556","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22556","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22556"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22556\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22559,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22556\/revisions\/22559"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22556"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22556"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22556"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}