{"id":22543,"date":"2014-08-28T21:35:51","date_gmt":"2014-08-28T18:35:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22543"},"modified":"2014-08-28T21:45:55","modified_gmt":"2014-08-28T18:45:55","slug":"golaha-wasiirada-oo-maanta-kulan-ku-yeeshay-magaalada-muqdisho-meelna-mariyay-hindise-sharciyeed-daawo-sawirada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/08\/golaha-wasiirada-oo-maanta-kulan-ku-yeeshay-magaalada-muqdisho-meelna-mariyay-hindise-sharciyeed-daawo-sawirada\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirada Oo Maanta Kulan Ku Yeeshay Magaalada Muqdisho Meelna Mariyay Hindise Sharciyeed (Daawo Sawirada)."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/hindiso_3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/hindiso_3-300x199.jpg\" alt=\"hindiso_3\" width=\"300\" height=\"199\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22546\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/hindiso_3-300x199.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/hindiso_3.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/3-300x204.jpg\" alt=\"3\" width=\"300\" height=\"204\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22548\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/3-300x204.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/3.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><br \/>\nMudane Ridwaan Xersi Maxamed Oo Ah Ku-simaha Ra\u2019iisul Wasaaraha ahna Ra\u2019iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxaana shirka lagu meel mariyay sharciga Waxbarashada Qaranka, waxana sidoo kale warbixin looga dhagaystay guddiga gurmadka abaaraha.<\/p>\n<p>Gabagabadii kulanka kaddib, ayaa waxaa warbaahinta la hadlay Afhayeenka Xukuumadda Ridwaan Xaaji Cabdiweli, isaga oo xusay in goluhu ay ka doodeen qodobo dhowr ah oo ay ugu horeysay sharciga Warbaahinta iyo Waxbarashada, waxaana falanqeyn dheer kadib si buuxda loo meel mariyay sharciga Waxbarashada Qaranka.<\/p>\n<p>Wasiirka Beeraha Mudane Cabdi Axmed Baafo oo dhankiisa Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay booqashooyin loogu kuurgalayo xaaladaha deegaanada ay sida daran u saameeyeen abaaruhu in ay booqdeen, isla markaana ay kusoo arkeen xaalado bani\u2019aadamnimo oo u baahan gurmad deg deg ah.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa noosuuragalay safarkii ugu horeeyay oo gobollada Gedo iyo Bakool ugu ambabixinay saddex boqol oo tan (300) oo loogu talagalay degmooyinka go\u2019doonka ku jira, labada beri oo soo socotana waa ay gaari doonaan, waxaana raashinkaas galbiyay Ciidanka Xogga dalka Soomaaliyeed, guddigu wuxuu sidoo kale booqday gobollada Bakool iyo Gedo gaar ahaan degmooyinka Xudur iyo Doolow\u201d ayuu yiri Wasiir Baafo.<\/p>\n<p>Sidoo kale guddiga ayaa u mahadceliyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Gelle oo gurmad ugu deeqay dadka ku dhibaataysan degmada Buulo-burde oo kamid ah goobaha ay ka jiraan abaaruhu.<br \/>\nUgu danbeyn, Shirka ayaa looga dooday Hindisa-sharciyeedka Saxaafadda kaasoo ah mid waa cusub u billaabaya saxaafadda Soomaaliya, siinayana xorriyad aan wali soo marin, isla markaana qeexaya xuquuqda iyo masuuliyaadka ka saaran dalka iyo bulshada ay warka u gudbinayaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mudane Ridwaan Xersi Maxamed Oo Ah Ku-simaha Ra\u2019iisul Wasaaraha ahna Ra\u2019iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxaana shirka lagu meel mariyay sharciga Waxbarashada Qaranka, waxana sidoo kale warbixin looga dhagaystay guddiga gurmadka abaaraha. Gabagabadii kulanka kaddib, ayaa waxaa warbaahinta la hadlay Afhayeenka Xukuumadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22543","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22543","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22543"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22543\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22549,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22543\/revisions\/22549"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22543"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22543"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22543"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}