{"id":22539,"date":"2014-08-28T21:09:19","date_gmt":"2014-08-28T18:09:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22539"},"modified":"2014-08-28T21:09:19","modified_gmt":"2014-08-28T18:09:19","slug":"cali-geedi-oo-ka-hadlay-wararka-been-abuurka-ah-uu-sheegey-in-laga-fidiyey-iyo-digniin-culus-oo-uu-hawada-u-mariyey-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/08\/cali-geedi-oo-ka-hadlay-wararka-been-abuurka-ah-uu-sheegey-in-laga-fidiyey-iyo-digniin-culus-oo-uu-hawada-u-mariyey-somaliland\/","title":{"rendered":"Cali Geedi Oo Ka Hadlay Wararka Been Abuurka Ah Uu Sheegey In Laga Fidiyey Iyo Digniin Culus Oo Uu Hawada U Mariyey Somaliland."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/Cali-Maxamed-Geedi-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/Cali-Maxamed-Geedi-150x150.jpg\" alt=\"Cali-Maxamed-Geedi-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-22540\" \/><\/a><br \/>\nCali Max\u2019ed Geedi Oo Ahaa Raiisal wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya ayaa beeniyay warar ay baahiyeen saraakiisha Militariga Somaliland oo ku saabsanaa in maanta lagu qabtay dagaalkii ka dhacaday Saax-dheer Isagoona Hawada U Mariyey Maamulka Somaliland Digniin Culus.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wazaarihii Hore Ee Soomaaliya Mudane Cali Max\u2019ed Geedi Ayaa Waxa uu Carabka Ku Dhutay In Uusan Ku Sugneyn Meesha Ay Sheegeen Saraakiisha U Hadashay Soomaaliland In Ay Ku Qabteen Isagoo Xusay In Haatanba Uu Ku Suganyahay Dalka Isu Taga Imaaraadka carabta.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Mr Geedi Ayaa Dowlada Somaliland  Ku Eedyey In Ay Haatanba Hurineyso Dagaalo Sukeeye Islamarkaana Ay Ka Soo Horjeedo Jiritaanka Umada Soomaaliya Wuxuuna U Sheegay Madaxdooda In Ay Ka Waantoobaan Arimaha Been Abuurka Ah Oo Ay Ka Fidinayaa Masuuliyiinta Uu Isaga Ka Mid Yahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cali Max\u2019ed Geedi Oo Ahaa Raiisal wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya ayaa beeniyay warar ay baahiyeen saraakiisha Militariga Somaliland oo ku saabsanaa in maanta lagu qabtay dagaalkii ka dhacaday Saax-dheer Isagoona Hawada U Mariyey Maamulka Somaliland Digniin Culus. Ra\u2019iisul Wazaarihii Hore Ee Soomaaliya Mudane Cali Max\u2019ed Geedi Ayaa Waxa uu Carabka Ku Dhutay In Uusan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22539","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22539","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22539"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22539\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22541,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22539\/revisions\/22541"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22539"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22539"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22539"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}