{"id":22533,"date":"2014-08-28T20:27:13","date_gmt":"2014-08-28T17:27:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22533"},"modified":"2014-08-28T20:27:13","modified_gmt":"2014-08-28T17:27:13","slug":"soomaali-ka-tirsan-isis-oo-syria-lagu-dilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/08\/soomaali-ka-tirsan-isis-oo-syria-lagu-dilay\/","title":{"rendered":"Soomaali Ka Tirsan ISIS Oo Syria Lagu Dilay"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/isis.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/isis.jpg\" alt=\"isis\" width=\"268\" height=\"151\" class=\"alignleft size-full wp-image-22534\" \/><\/a><br \/>\nNin Soomaali Maraykan ah ayaa lagu soo warramayaa inuu yahay qofkii labaad ee Maraykan ah ee lagu dilay Syria isagoo ka bar bar dagaalamaya kooxda ISIS Oo Kalkaasi Ka Dagaalanta.<\/p>\n<p>Telifishanka KSMP ee magaalada Minneapolis ayaa ninkaasi magaciisa ku sheegay Cabdiraxman Muxumed Kaasi Oo Lahu Dilay Isagoo Ku Jiro Kaaxdaasi.<\/p>\n<p>Telifishanka oo soo xiganaya ilo wareedyo ayaa sheegay in Cabdiraxmaan lagu dilay isla goobtii uu ku dhintay Douglas McCain, oo ahaa 33-jir Maraykan ah oo isna ka tagay agagaarka Minneapolis kuna biiray kooxda ISIS.<\/p>\n<p>Wararka dhimashada ninkan Soomaali Maraykanka ah ayaa lagu baahiyay baraha bulsha, saraakiisha amniga Maraykankuna waxay sheegayaan inay wararkaasi arkeen, balse aanayn xaqiijin karin wali inuu run yahay iyo in kale.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, hooyada dhashay wariye Maraykan ah oo ay haystaan kooxda ISIS ayaa ka codsatay hoggaamiyayaasha kooxda in wiilkeeda Steven ay u sii daayaan<br \/>\nHooyadan oo lagu magacaabo Shirley Sotloff ayaa muuqaal Video ah ku sheegtay inuu wiilkeedu yahay \u201cnin sharaf leh\u201d oo aa loo ciqaabi karin ficilada dowladda Maraykanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nin Soomaali Maraykan ah ayaa lagu soo warramayaa inuu yahay qofkii labaad ee Maraykan ah ee lagu dilay Syria isagoo ka bar bar dagaalamaya kooxda ISIS Oo Kalkaasi Ka Dagaalanta. Telifishanka KSMP ee magaalada Minneapolis ayaa ninkaasi magaciisa ku sheegay Cabdiraxman Muxumed Kaasi Oo Lahu Dilay Isagoo Ku Jiro Kaaxdaasi. Telifishanka oo soo xiganaya ilo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22533","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22533","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22533"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22533\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22535,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22533\/revisions\/22535"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22533"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22533"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22533"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}