{"id":22517,"date":"2014-08-27T16:26:24","date_gmt":"2014-08-27T13:26:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22517"},"modified":"2014-08-27T16:30:41","modified_gmt":"2014-08-27T13:30:41","slug":"qaar-ka-mid-ah-axzaabta-siyaasada-dalka-iyo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-soomaaliyeed-oo-kulan-xasaasi-ah-ku-yeeshay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/08\/qaar-ka-mid-ah-axzaabta-siyaasada-dalka-iyo-odayaasha-dhaqanka-beelaha-soomaaliyeed-oo-kulan-xasaasi-ah-ku-yeeshay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qaar Ka Mid Ah Axzaabta Siyaasada Dalka Iyo Odayaasha Dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Magaalada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/kulan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/kulan-300x224.jpg\" alt=\"kulan\" width=\"300\" height=\"224\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22519\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/kulan-300x224.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/kulan.jpg 618w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><br \/>\nKulankaani Ay Ka Soo Qey Galeen Qaar Ka Tirsan Axzaabta Dalka Iyo Odayaal Dhameedka Beesha Beelaha Soomaalyeed Ayaa Waxaa Hotelka City Place Ee Magaalada Muqdisho Waxaana  looga Hadlayey Howlgalada Ay Ciidamada Dowlada Maalmahanba Ka Wadeen Gudaha Magaalada Muqdisho Iyo Qaar Ka Mid Ah Gobolada Dalka Soomaaliya Iyadoona Iyadoona  Axzaabta Ka Qey Galay Kulanka Ay Qodobo Ka Soo Saareen.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta Ka Soo Qey Gashay Kulanka Ayaa Waxaa Ka Mid Ahaa Max\u2019ed Xasan Xaad Oo Ah Gudoomiyaha Odayaash Dhaqanka Beesha Hawiye, Xisbiyo Iyo Iyo Qaar Kaloo Ka Tirsan Masuuliyiinta Beelaha Soomaalyeed Wexeyna Odayaashaasi Shegeen In Ay Ka Soo Horjeedaa Howlagada Ay Dowlada Ku Xer Xereyso Qaar Ka Tirsan Siyaasiyiinta Sooomaaliyeed.<\/p>\n<p>Axzaabta Ka Soo Qy Gashay Kulanka Ayaa Waxa Ay Soo Jeediyeen In Ay Dowlada Kula Shaqyn Karaan Kaliya Markii Ay Ka Soo Baxaan Qodobo Ay Shegeen In Ay Ku Qaldameen Islamarkaana Loo Baahanyahay In Ay Dib U Saxaan Iyagoona Sheegey In Ay La Qeynayaan Haddii Ay Qodobadani Si Wanaagsan Ay U Hergaliyaan.<\/p>\n<p>1-In Si Shuruud La\u2019aan Lagu Sii Daayo Dadka Ay Sida Sharci Daradaha Ah Xabsiyada U Dhigeen-<br \/>\n2-In Dib Loo Howl Galiyo Idaacadaha Shabelle Iyo SKY Oo Si Sharci Daro Ah Loo Xeray<br \/>\n3-In Raali Galin Ay Xukuumada Ka Bixiso Gafka Iyo Xaraga Lagula Kacay Qaar Ka Mid Ah Siyaasiyiinta Xisbiyada Aan Hubeysneyn.<\/p>\n<p>Xisbiyada Siyaasada Ayaa Hoosta Ka Xariiqay In Dowlada Federaalka Lala Hadli Karo Oo Kaliya Markii Ay Qodobadaasi Her Galiso Waxayna Sidoo Kale Sheegeen Xisbiyada In Ay Qoraal U Gudbiyeen Xafiiska Qaramada Midowey U Qaabilsan Soomaaliya ,Midowga Yurub,Midowga Africa,IGAD Iyo Ciidamada AMISOM Iyagoo Ku Qeexay Kuna Cadeeyey In Xukuumada Soomaaliya Ay Ka Beertay Wadada Dimuqraadiyada Iyo Jidkii Aduunka Uu Ku Taaku Leynayey.<\/p>\n<p>Sidoo Kale Axzaabta Dalka Soomaaliya Oo Aan Hubeysneyn Ayaa Waxa Ay Beesha caalmka Ka Codsadeen In Dowlada Culees Lagu Saaro Dhowrista Xuquuda Aadanaha,Xuriyatul Qowlka,Madaxbanaanida axzaabta Dalka Ka Jirta Iyo Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta Madaxa Banaan.<\/p>\n<p>Xukuumada Hadda Jirta Oo Uu Madaxweynaha Ka Yahaya Xasan Shiikh Max\u2019uud Ayaa Qaar Ka Mid Ah Siyaasiyiinta Iyo Shacabka Soomaaliyeed Waxa Ay Qabaan In Markii La Soo Dooranayey Uu U Muuqday Mid Wax U Qabanayo Dalka Iyo Dadka Soomaaliyeed Balse Haatan Uu La Soo Shar Tagay In Uu Ku Takri falo Xuquuqda Umada Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kulankaani Ay Ka Soo Qey Galeen Qaar Ka Tirsan Axzaabta Dalka Iyo Odayaal Dhameedka Beesha Beelaha Soomaalyeed Ayaa Waxaa Hotelka City Place Ee Magaalada Muqdisho Waxaana looga Hadlayey Howlgalada Ay Ciidamada Dowlada Maalmahanba Ka Wadeen Gudaha Magaalada Muqdisho Iyo Qaar Ka Mid Ah Gobolada Dalka Soomaaliya Iyadoona Iyadoona Axzaabta Ka Qey Galay Kulanka Ay Qodobo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22517","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22517","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22517"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22517\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22520,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22517\/revisions\/22520"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}