{"id":225,"date":"2011-04-29T13:48:57","date_gmt":"2011-04-29T13:48:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=225"},"modified":"2011-04-29T13:48:57","modified_gmt":"2011-04-29T13:48:57","slug":"general-cabdi-xasan-cawaale-qeybdiid-ma-ahan-in-la-caburiyo-fikradaha-shacabka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/04\/general-cabdi-xasan-cawaale-qeybdiid-ma-ahan-in-la-caburiyo-fikradaha-shacabka\/","title":{"rendered":"General Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid &#8220;Ma Ahan In La Caburiyo Fikradaha Shacabka&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirkii Hore macdanta iyo biyaha ee xukuumadii uu horkacayey Sharmarke General Cabdi qeybdiid islamarkaana soo qabtay taliyihii ciidanka Police-ka ayaa waxa uu ka jawaabay war ka soo baxay xukuumada soomaali ajnebiga Farmaajo oo ku aadanaa in aan la qaban Karin dibad baxyo iyo shirar lagu taageero go\u2019aanada baarlamaanka TFG-da wuxuuna sheegay in arinkani uu qabo Axdiga kumeel gaarka isagoona carabka ku adkeeyay in arinkani oo kale ay horey kaga dagaalameyn shacabka aysan yeeli doonin cid caburisa.<\/p>\n<p>&#8220;Mudaharaadyo iyo shirarba waa ay dhacayaan inaga ayaana ka qeyb qaadaneyna Axdiga dalka ayaana qaba lamina caburin karo afkaarta shacabka soomaaliyeed cagna uma dhigi doono hadalka war ka soo baxay xafiiska iyo xukuumada soomaali ajnebiga Farmaajo&#8221; ayuu yiri<\/p>\n<p>Dhanka kale waxaa arinkani sidoo kale horey ugu hadlay isna dhankisa duqii hore ee magaalada muqdsho Max\u2019ed Cumar Xabeeb Max\u2019ed dheere oo sheegay in dadka xor u yihiin soo bandhigida fikradahooda islmarkaana loo baahanyahay in masuuliyiinta TFG-da ay dhiira geliyaan fikradaha shacabka.<\/p>\n<p>Arintani ayaa waxa ay u muuqaneysaa dagaal la hadal hayey in muddo ah inuu ka dhexqarxi doono siyaasiyiinta soomaaliyeed ee madda labaatanka sanno aan ka bxin wadanka soomaliya iyo soomaalida ajaaniibta faraha badan ee la wareegay xukunka dalka.<\/p>\n<p><span style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\"><font style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\" size=\"4\" color=\"#ff0000\">\u00a0<\/p>\n<p><\/font><\/span><\/p>\n<p><strong><em><span style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\">Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<\/p>\n<p>Mogadishu Somalia<\/p>\n<p><\/span><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\">Webmaster: Max&#8217;ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<\/p>\n<p><\/span><\/em><span style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\">Mogadishu Office<\/p>\n<p>+25-26-15514953\/+25-2699-995641<\/p>\n<p><strong><font style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\" size=\"4\" color=\"#ff0000\">(<\/p>\n<p><\/font><\/strong><\/span><\/strong><a href=\"mailto:info@warsom.com\"><span style=\"text-decoration: underline;\"><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\">info@warsom.com<\/span><\/u><\/span><\/a><span style=\"font-size: medium;\"> <\/span><span style=\"font-size: medium; color: #ff0000;\">&amp;<\/span><span style=\"font-size: medium;\"> <\/span><a href=\"mailto:webmaster@warsom.com\"><span style=\"text-decoration: underline;\"><u style=\"text-decoration: underline;\"><span style=\"font-size: medium; color: #0000ff;\">webmaster@warsom.com)<\/span><\/u><\/span><\/a><span style=\"font-family: Arial;\"><span style=\"font-size: small;\"> <\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii Hore macdanta iyo biyaha ee xukuumadii uu horkacayey Sharmarke General Cabdi qeybdiid islamarkaana soo qabtay taliyihii ciidanka Police-ka ayaa waxa uu ka jawaabay war ka soo baxay xukuumada soomaali ajnebiga Farmaajo oo ku aadanaa in aan la qaban Karin dibad baxyo iyo shirar lagu taageero go\u2019aanada baarlamaanka TFG-da wuxuuna sheegay in arinkani uu qabo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-225","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/225","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=225"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/225\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":228,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/225\/revisions\/228"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=225"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=225"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=225"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}