{"id":22465,"date":"2014-08-25T20:50:06","date_gmt":"2014-08-25T17:50:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22465"},"modified":"2014-08-25T20:52:14","modified_gmt":"2014-08-25T17:52:14","slug":"rabshado-dhimasho-iyo-dhaawac-sababay-oo-baydhabo-ka-dhacay-iyo-cwali-sheekh-oo-baaqday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/08\/rabshado-dhimasho-iyo-dhaawac-sababay-oo-baydhabo-ka-dhacay-iyo-cwali-sheekh-oo-baaqday\/","title":{"rendered":"Rabshado Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo Baydhabo Ka Dhacay iyo C\/Wali Sheekh oo Baaqday"},"content":{"rendered":"<p>Ugu yaraan hal qof oo shacab ah ayaa dhintay 6 kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib rabshado ka dilaacay bartamaha magaalada Baydhabo.<br \/>\nWararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in C\/Wali Sheekh R\/wasaaraha  dibad baxyo rabshado wata lagala hortegay daqiiqado kadib markii uu garoonka Baydhabo ka degay.<\/p>\n<p>Maleeshiyaad kala taabacsan maamullo ku sheegyada Koonfur galbeed isku magacaabay ayaa isku rasaaseeyay agagaarka xarunta ADC-da Baydhabo.<\/p>\n<p>Boqolaal shacab ah oo taageersan Madoobe Nuunow ayaa waddooyinka magaalada taagan waxaana lamaqlayaa rasaas ay labada dhinac isdhaafsanayaan.<\/p>\n<p>Hal qof ayaa la sheegay in uu dhintay kadib markii ay rasaas fureen maleeshiyaad ilaala u ahaa C\/Wali Sheekh ,xaaladda Baydhabo ayaa kacsan waxaana waddooyinka lagu arkayaa taayaro gubanaya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugu yaraan hal qof oo shacab ah ayaa dhintay 6 kalane dhaawacyo ayaa soo gaaray kadib rabshado ka dilaacay bartamaha magaalada Baydhabo. Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in C\/Wali Sheekh R\/wasaaraha dibad baxyo rabshado wata lagala hortegay daqiiqado kadib markii uu garoonka Baydhabo ka degay. Maleeshiyaad kala taabacsan maamullo ku sheegyada Koonfur galbeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22465","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22465","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22465"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22465\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22467,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22465\/revisions\/22467"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22465"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22465"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22465"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}