{"id":22460,"date":"2014-08-25T16:15:54","date_gmt":"2014-08-25T13:15:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22460"},"modified":"2014-08-25T16:19:15","modified_gmt":"2014-08-25T13:19:15","slug":"askari-ka-tirsan-ciidamada-dowladda-oo-maanta-qof-shacab-ah-ku-dilay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/08\/askari-ka-tirsan-ciidamada-dowladda-oo-maanta-qof-shacab-ah-ku-dilay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Askari ka tirsan ciidamada Dowladda Oo Maanta Qof Shacab Ah Ku Dilay Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/as.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/as.jpeg\" alt=\"as\" width=\"265\" height=\"190\" class=\"alignleft size-full wp-image-22462\" \/><\/a><br \/>\nAskari ka tirsan ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaweyd wuxuu qof shacab ah ku dilay Degmada Xamarweyne ee Gobalka Banaadir.<\/p>\n<p>Ninka la dilay ayaa wuxuu yahay darawal ka shaqeeya Xamarweyne ilaa KM4 ee Magaalada Muqdisho, waxaana dilkiisa uu yimid, markii ay wada murmeen Askariga.<\/p>\n<p>Askariga ka tirsan ciidamada Dowlada ayaa doonayay inuu Darawalkaan ka qaado lacag, hayeeshe wadihii gaariga ayaa ka dhaga adeegay bixinta lacagta askariga uu weydiistay, waxaana taasi ay keentay inuu xabad ku dhufto Askariga ninkii darawalka ahaa.<\/p>\n<p>Meydka ninka Darawalka ahaa ayaa laga qaaday goobta dilka uu ka dhacay oo aheyd nawaaxiga Isgoyska Afar irdood ee Degmada Xamarweyne, waxaana la geeyay meydka Darawalka Isbitaalka Iqra oo ku dhaw daarta hooyooyinka, halkaasi oo meydka darawalka uu yaalo.<\/p>\n<p>Askariga falka dilka ah geystay ayaa ka baxsaday goobta uu ku dilay ninka darawalka ah, mana aysan suuragelin in ciidamada kale ee Xamarweyne ku sugan ay qabtaan gacan ku dhiiglaha dilay darawalka.<\/p>\n<p>Ciidamada Dowladda ayaa darawalada iyo Kirishbooyada gaadiidka la shaqeeya udila lacag aan qiimo badneyn oo ay aduunyada naftooda ku dhaafsiiyaan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida ayaa horay u sheegay in la tooganayo Askari waliba oo qof shacab ah dila, si sharciga loo marsiiyo askarta caadeysatay dilalka dadka shacabka ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Askari ka tirsan ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaweyd wuxuu qof shacab ah ku dilay Degmada Xamarweyne ee Gobalka Banaadir. Ninka la dilay ayaa wuxuu yahay darawal ka shaqeeya Xamarweyne ilaa KM4 ee Magaalada Muqdisho, waxaana dilkiisa uu yimid, markii ay wada murmeen Askariga. Askariga ka tirsan ciidamada Dowlada ayaa doonayay inuu Darawalkaan ka qaado [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22460","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22460","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22460"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22460\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22464,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22460\/revisions\/22464"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22460"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22460"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22460"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}