{"id":22435,"date":"2014-08-15T18:55:26","date_gmt":"2014-08-15T15:55:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22435"},"modified":"2014-08-15T18:57:07","modified_gmt":"2014-08-15T15:57:07","slug":"ciidamada-dowladda-oo-xiray-idaacadaha-shabeele-iyo-sky-iyo-xmjs-oo-cambaareeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/08\/ciidamada-dowladda-oo-xiray-idaacadaha-shabeele-iyo-sky-iyo-xmjs-oo-cambaareeyey\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dowladda Oo Xiray Idaacadaha Shabeele Iyo SKY Iyo XMJS Oo Cambaareeyey"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/XMJS.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/XMJS.jpg\" alt=\"XMJS\" width=\"259\" height=\"194\" class=\"alignleft size-full wp-image-22437\" \/><\/a><br \/>\nCiidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa barqadii maanta gudaha u galay Xarunta ay degan yihiin Idaacadaha Shabeele iyo SKY oo kamid ah Idaacadaha madaxabanaan ee Magaalada Muqdisho ku yalo, kuwaasi oo xaruntooda ay ku taalo nawaaxiga Isgoyska KM4, gaar ahaan nawaaxiga Gurigii hore ee C\/qaasim.<\/p>\n<p>Ciidamada Nabadsugida, Booliiska iyo Milateriga ayaa gudaha u galay xarunta Idaacadahaasi ay Muqdisho ka degan yihiin, waxaana ay hawada ka saareen Idaacadaha, kadibna waxa ay soo qab-qabteen dhamaan shaqaalihii Idaacadahaasi.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah Wariyeyaasha ka howlgala xarumaha Warbaahinadaasi ayaa inoo sheegay in intii joogtay Idaacada la qabtay oo Wariyeyaal ah, kadibna indhaha laga xir-xiray oo loo qaaday xarumaha ammaanka Dowladda.<\/p>\n<p>Idaacadahaan la xiray oo hal meel kuwada yaalo, ayaa wararka waxa ay sheegayaan in sababta loo xiray ay tahay in saaka ay baahiyeen wararka ku saabsan dagaalkii ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku qaadeen Siyaasiyiin ku sugnaa Degmada Wadajir.<\/p>\n<p>Weli waxa aynaan helin tirada Wariyeyaasha ay xireen ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya, hayeeshe waxaa ku jira ayaa la leeyahay Wariyeyaal caan ah oo ka howlgala xarumaha Warbaahinadaas.<\/p>\n<p>Waa markii labaad sanadkaan gudihiisa ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay xiraan Idaacadaha Shabeele iyo SKY oo kamid ah Idaacadaha madaxbanaan ee Muqdisho ka shaqeeya.<\/p>\n<p>Arintani ayaa muujinaysa sida Soomaaliya aaney uga jirin warbaahin madaxbanaan, maadaama hadii Warbaahinta ay tabiyaan xaqiiqada wararka ku aadan waxa dhacaya ay la kulmayaan tacadi kaga imaanaya hadba dhinaca wararka laga sheegayo.<br \/>\nNagala Soo Xiriir dhacdo@hotmail.com ama dhacdo@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa barqadii maanta gudaha u galay Xarunta ay degan yihiin Idaacadaha Shabeele iyo SKY oo kamid ah Idaacadaha madaxabanaan ee Magaalada Muqdisho ku yalo, kuwaasi oo xaruntooda ay ku taalo nawaaxiga Isgoyska KM4, gaar ahaan nawaaxiga Gurigii hore ee C\/qaasim. Ciidamada Nabadsugida, Booliiska iyo Milateriga ayaa gudaha u galay xarunta Idaacadahaasi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22435","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22435","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22435"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22435\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22438,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22435\/revisions\/22438"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22435"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22435"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22435"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}