{"id":22419,"date":"2014-08-07T16:57:06","date_gmt":"2014-08-07T13:57:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22419"},"modified":"2014-08-07T16:57:06","modified_gmt":"2014-08-07T13:57:06","slug":"obama-kaalmada-mareykanka-waxaa-ka-faaiideysandoonaan-tanzaniauganda-ruwanda-itoobiya-senigaal-iyo-gaana","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/08\/obama-kaalmada-mareykanka-waxaa-ka-faaiideysandoonaan-tanzaniauganda-ruwanda-itoobiya-senigaal-iyo-gaana\/","title":{"rendered":"&#8221;Obama Kaalmada Mareykanka Waxaa Ka Faa\u2019iideysandoonaan Tanzania,Uganda Ruwanda Itoobiya Senigaal iyo Gaana&#8221;."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/obama.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/obama-300x177.jpg\" alt=\"obama\" width=\"300\" height=\"177\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22420\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/obama-300x177.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/obama.jpg 747w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxaa soo gaba gaboobay shirkii magaalada Washington uga socda madaxda wadamada Afrika iyo dowladda Mareykanka.<br \/>\nBrack Obama oo gaba gabada kulanka khudbad ka jeediyay ayaa faah faahin ka bixiyay taageerada Mareykanku ugu talagalay qaaradda Afrika.<\/p>\n<p>Mareykanku waxay sheegeen in lacag dhan 110 Milyan dollar ugu deeqayaa ciidanka faragelinta degdegga qaaradda Afrika islamarkaana maalgelin lagu sameyn doono wadamada Afrika qaarkood.<br \/>\nObama ayaa carrabka ku adkeeyay in kaalmada Mareykanka ay ka faa\u2019iideysan doonaan lix dowladood oo kala ah Tanzania,Uganda Ruwanda Itoobiya Senigaal iyo Gaana.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaasha Afrikaanta calooshood u shaqeystayaasha ah ayaa filayay in dhaqaale xoog leh ay ka helaan dowladda Mareykanka balse waxaa muuqata in rabitaankaasi ay ku hungoobeen.<br \/>\nGabagabadii khudbadiisa ayuu Obama yiri khidmada dhanka ammaanka ah waxaa ka faa\u2019iideysan doona dowladaha kala ah Tuunis,Kenya,Nigeria iyo Maali.<\/p>\n<p>Maamulka Xasan Sheekh Maxamuud oo shirka lagu casuumay wax ballan qaad sidaasi uweyn kama helin mareykanka waxaana taageeradii lasiin lahaa loo weeciyay dhanka soo duulayaasha Afrikaanta AMISOM.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa soo gaba gaboobay shirkii magaalada Washington uga socda madaxda wadamada Afrika iyo dowladda Mareykanka. Brack Obama oo gaba gabada kulanka khudbad ka jeediyay ayaa faah faahin ka bixiyay taageerada Mareykanku ugu talagalay qaaradda Afrika. Mareykanku waxay sheegeen in lacag dhan 110 Milyan dollar ugu deeqayaa ciidanka faragelinta degdegga qaaradda Afrika islamarkaana maalgelin lagu sameyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22419","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22419","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22419"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22419\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22421,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22419\/revisions\/22421"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22419"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22419"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22419"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}