{"id":22405,"date":"2014-08-05T16:53:52","date_gmt":"2014-08-05T13:53:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22405"},"modified":"2014-08-05T16:53:52","modified_gmt":"2014-08-05T13:53:52","slug":"wiil-uu-dhalay-siyaasi-faysal-cali-waraabe-oo-ku-biirey-ururka-isis-ee-ka-dagaalama-ciraaq-iyo-siiriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/08\/wiil-uu-dhalay-siyaasi-faysal-cali-waraabe-oo-ku-biirey-ururka-isis-ee-ka-dagaalama-ciraaq-iyo-siiriya\/","title":{"rendered":"Wiil Uu Dhalay Siyaasi Faysal Cali Waraabe Oo Ku Biirey Ururka ISIS Ee Ka Dagaalama Ciraaq Iyo Siiriya"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/waraabe-740x402.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/waraabe-740x402-300x162.jpg\" alt=\"waraabe-740x402\" width=\"300\" height=\"162\" class=\"alignleft size-medium wp-image-22406\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/waraabe-740x402-300x162.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/waraabe-740x402.jpg 740w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><br \/>\nCod Maqal Iyo muuqaal ah oo loogu talo galay munaasabada ciidda Soonfur isla markaana dicaayad loogu samaynaayey ururka ISIS ee ka dagaalada Ciraaq iyo Siiriya ayaa lagu soo bandhigey muuqaalka wiil uu dhalay siyaasiga Somaliland ee Faysal Cali Waraabe. Xuseen Faysal Cali ayaa ku korey dalka Finland, waxaana uu muddo dheer deganaa magaalad Espoo.<br \/>\nKadib markii aabihiis Faylsal Cali Waraabe ku biirey siyaasadda Somaliland waxa uu ka mid ahaa dhalinyaro dib ugu noqdey Somaliland.<br \/>\nSanadkii 2011 ayaa Xuseen iyo gabadh uu guursadey lagu qabtey magaalada Laassnaacood isaga uu doonayey in uu galo Koonfurta Soomaaliya si uu uga mid noqdo dagaalyahanada al-Shabaab.<br \/>\nMar sii horeysey ayey ahayd markii Xuseen Faysal Cali Waraabe (Abu-Shucayb) u suurta gashey in uu galo dalka Siiriya, waxaana uu hadda ku sugan yahay dalka Ciraaq isaga oo kaid ah Khilaafada halkaas looga dhawaaqey sida uu cajilka ku sheegayo.<br \/>\nWiilka uu dhalay Faysal Cali Waraabe oo ku hadflaya luuqada dalka Finland ayaa sheegey in ay raayada Islamka ka taagi doonaan dalka uu ka soo jeedo ee Finland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cod Maqal Iyo muuqaal ah oo loogu talo galay munaasabada ciidda Soonfur isla markaana dicaayad loogu samaynaayey ururka ISIS ee ka dagaalada Ciraaq iyo Siiriya ayaa lagu soo bandhigey muuqaalka wiil uu dhalay siyaasiga Somaliland ee Faysal Cali Waraabe. Xuseen Faysal Cali ayaa ku korey dalka Finland, waxaana uu muddo dheer deganaa magaalad Espoo. Kadib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22405","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22405","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22405"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22405\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22407,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22405\/revisions\/22407"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22405"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22405"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22405"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}