{"id":22396,"date":"2014-08-05T16:25:20","date_gmt":"2014-08-05T13:25:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22396"},"modified":"2014-08-05T16:25:20","modified_gmt":"2014-08-05T13:25:20","slug":"ciidamada-dhulka-ee-israil-oo-ka-soo-baxay-gaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/08\/ciidamada-dhulka-ee-israil-oo-ka-soo-baxay-gaza\/","title":{"rendered":"Ciidamada Dhulka Ee Isra\u2019il Oo Ka Soo Baxay GAZA"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/yuhuud-740x436.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/yuhuud-740x436.jpg\" alt=\"yuhuud-740x436\" width=\"740\" height=\"436\" class=\"alignleft size-full wp-image-22397\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/yuhuud-740x436.jpg 740w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/08\/yuhuud-740x436-300x176.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 740px) 100vw, 740px\" \/><\/a><br \/>\nIsrael iyo Xamaas ayaa ku heshiiyey xabbad joojin soconeysa 72 saacadood, taas oo ka bilaabanysey maanta oo Salaasa ah saacaddu markey tahay 8 subaxnimo.<br \/>\nIsrail ayaa ku dhawaaqdey subaxnimada Salaasada in ay kala soo baxdey ciidamadeeda dhulka ee weerarka ku qaadey GAZA, kadib markii ay fuliyeen hawshii loo direy sida ay hadalka u dhigeen. Ciidamada Yuhuudda ayaa difaac ka xirtey banaanka GAZA.<br \/>\nLabada dhinac ayaa wada hadal isugu imaanaya magaalada Qaahira, wada hadalka ayaa ah mid aan toos ahayn oo loo kala dab qaadayo.<br \/>\nWeerarka Yuhuuddu ku qaadeen marinka GAZA ayey ku burburiyeen gebi ahaan magaalada GAZA, waxay dumiyeen goobihii shaqada ee adeega bulshada, kuwii Waxabarashada, Masaajido, Isbitaalo iyo guro badan oo ay iska lahaayeen shacabku, waxay ku dileen dad kor u dhaafaya 1800 oo qof oo u badan dad rayid ah sida caruur, haween iyo dad waayeel ah. halka ciidamada Israel ay ka dhinteen 67 askeri oo keliya weerar iyo xasuuq socdey afar todobaad.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Israel iyo Xamaas ayaa ku heshiiyey xabbad joojin soconeysa 72 saacadood, taas oo ka bilaabanysey maanta oo Salaasa ah saacaddu markey tahay 8 subaxnimo. Israil ayaa ku dhawaaqdey subaxnimada Salaasada in ay kala soo baxdey ciidamadeeda dhulka ee weerarka ku qaadey GAZA, kadib markii ay fuliyeen hawshii loo direy sida ay hadalka u dhigeen. Ciidamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22396","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22396","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22396"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22396\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22398,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22396\/revisions\/22398"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22396"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22396"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22396"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}