{"id":22376,"date":"2014-07-17T15:57:52","date_gmt":"2014-07-17T12:57:52","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22376"},"modified":"2014-07-17T15:57:52","modified_gmt":"2014-07-17T12:57:52","slug":"amisom-oo-ku-faantay-in-hadii-aysan-joogi-laghayn-muqdisho-alshabaab-ay-xasuuqi-lahayd-reer-muqdisho-oo-dhan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/07\/amisom-oo-ku-faantay-in-hadii-aysan-joogi-laghayn-muqdisho-alshabaab-ay-xasuuqi-lahayd-reer-muqdisho-oo-dhan\/","title":{"rendered":"AMISOM oo ku faantay in hadii aysan joogi laghayn Muqdisho Alshabaab ay xasuuqi lahayd reer Muqdisho oo dhan."},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom Col. Cali Aadan (Xumad) oo maanta Warbaahinta kula hadlay Xarunta ciidamada Amisom ee Xalane, ayaa ka hadlay dilalka ay Muqdisho ka geysteen Al-Shabaab tan iyo Biloowgii Bishan Ramadaan ee iminka aynu ku jirno.<\/p>\n<p>Mr.Xumad wuxuu sheegay in Al-Shabaab ay Muqdisho ku dileen ilaa koowdii Ramadaan dad gaaraya 60-ruux oo isugu jira rag Dowladda Federaalka Soomaaliya ushaqeeya iyo Askarta Dowladda.<\/p>\n<p>Cali Aadan Xumad, ayaa sheegay in hadii aysan joogi laheyn ciidamada Amisom iyo kuwa Dowladda 60-ruux ka badan ay Shabaab dili lahaayeen, isaga oo sheegay in tirada 60 ay isku bedeli laheyd 600 oo ruux, taasi oo uu ula jeedo inay ka hortageen falal dhowr ah oo Shabaab ay ka geysan rabeen Muqdisho.<\/p>\n<p>Afhayeenka Howlgalka Midowga Afrika ee dalka Soomaaliya Col. Cali Aadan (Xumad) ayaa umahadceliyay Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Amisom sida wanaagsan ee ay isaga kaashanayaan xaqiijinta ammaanka caasimada Muqdisho.<\/p>\n<p>Al-Shabaab ayaa Muqdisho waxa ay ka geysteen dilal kala duwan tan iyo biloowgii Bishan Ramadaan, iyaga oo si gaar ah u bartilmaameedsanaye ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubnaha Dowladda ushaqeeya.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho keentay ciidamo loogu magacdaray \u201cNabad ku Afur\u201d balse ciidamadaan ayaan wax badan ka qaban ammaanka caasimada.<\/p>\n<p>Xoogaga Al-Shabaab ayaa Bishan gudaheeda waxa ay weerar ka geysten Xarunta Madaxtooyada dalka oo ah halka dalka looga arimiyo<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom Col. Cali Aadan (Xumad) oo maanta Warbaahinta kula hadlay Xarunta ciidamada Amisom ee Xalane, ayaa ka hadlay dilalka ay Muqdisho ka geysteen Al-Shabaab tan iyo Biloowgii Bishan Ramadaan ee iminka aynu ku jirno. Mr.Xumad wuxuu sheegay in Al-Shabaab ay Muqdisho ku dileen ilaa koowdii Ramadaan dad gaaraya 60-ruux oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22376","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22376","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22376"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22376\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22377,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22376\/revisions\/22377"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22376"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22376"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22376"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}