{"id":22370,"date":"2014-07-10T21:13:28","date_gmt":"2014-07-10T18:13:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22370"},"modified":"2014-07-10T21:13:28","modified_gmt":"2014-07-10T18:13:28","slug":"maamulka-gbanadir-iyo-shirkadaha-ka-shaqeeya-nafaada-oo-shir-yeeshay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/07\/maamulka-gbanadir-iyo-shirkadaha-ka-shaqeeya-nafaada-oo-shir-yeeshay\/","title":{"rendered":"Maamulka G\/Banadir iyo Shirkadaha ka shaqeeya Nafaada oo shir yeeshay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho July 10, 2014-Waxa maanta shir ku yeeshay xafiiska xoghaya guud ee Maamulka  G\/Banaadir Shirkadaha Nadaafada ee ka hawl gala Degmooyinka G\/Banaadir shirkaas oo looga hadlay qeybkii ay u wada shaqeyn lahayeeen Shirkadaha Nafaadada ka shaqeeya iyo Maamullka Gobolka Banaadir.Kulanka oo uu shir gudoomiyay Xoghayaha guud ayaa waxa looga hadlay qaabkii ay wada shaqayn joogta ah u dhexmari lahayd maamulada degmooyinka iyo habka ugu wanagsan ee qashinka looga foogayn lahaa xafadaha loona isticmaali-lahaa hab joogta ah oo Nadaafadeed iyadoo shirkadaha Nadaafada lagu la dardaramay inay nadiifiyaan goobaha guud   sida laamiyada,suuqyada.<\/p>\n<p>Shirkadahan sida gaarka ah loo leeyahay ayaa waxa ay ku tartamidoonaan nadaafada Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Maamulka Gobolka Banaadir wuxu ku boorinayaa shacabka ku nool magaalada Muqdisho in ay ku dadalaan in magaalada ay noqoto magaalo nadiif ah, iyagoo la shaqeynaya mamulada degmooyinka gobolka iyo shirkadaha nadaafada iyo waliba kuwa walalaha Turkiga.<\/p>\n<p>Gabagabadii shirka ayaa laysku afgartay in  xooga la saaro  bilicda iyo nadaafada  magaalada Muqdisho, caqabadaha jirana la xaliyo si loo helo Muqdisho oo nadiif ah.<\/p>\n<p> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/gobolka-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/07\/gobolka-150x150.jpg\" alt=\"gobolka-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-22371\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho July 10, 2014-Waxa maanta shir ku yeeshay xafiiska xoghaya guud ee Maamulka G\/Banaadir Shirkadaha Nadaafada ee ka hawl gala Degmooyinka G\/Banaadir shirkaas oo looga hadlay qeybkii ay u wada shaqeyn lahayeeen Shirkadaha Nafaadada ka shaqeeya iyo Maamullka Gobolka Banaadir.Kulanka oo uu shir gudoomiyay Xoghayaha guud ayaa waxa looga hadlay qaabkii ay wada shaqayn joogta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22370","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22370","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22370"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22370\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22372,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22370\/revisions\/22372"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22370"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22370"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22370"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}