{"id":22349,"date":"2014-06-26T22:18:29","date_gmt":"2014-06-26T19:18:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22349"},"modified":"2014-06-26T22:18:29","modified_gmt":"2014-06-26T19:18:29","slug":"xasan-sheikh-somaliland-ha-soo-laabato","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/06\/xasan-sheikh-somaliland-ha-soo-laabato\/","title":{"rendered":"Xasan Sheikh \u201cSomaliland ha soo laabato\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Madaxadweynha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo Xalay Qudbad ka jeediyey Munaasabad lagu Xusayo 26-juun oo ah Markii Gobolada Waqooyi ay ka Xoroobeen Guumiystihii Ingiriiska ayaa Arrimo badan ka hadlay.<\/p>\n<p>Xasan Sh Maxamuud ayaa ugu horeen ka hadlay Qaabka Soomaaliya ay u soo gaartay Xotiyada iyo Dhibaatadii ay u mareen Halgamayaashii Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud ayaa Ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay Midoobaan oo uusan Kalo go Faa\u2019ido la hayn.<br \/>\n<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/unnamed-118-620x330.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/unnamed-118-620x330.jpg\" alt=\"unnamed-118-620x330\" width=\"620\" height=\"330\" class=\"alignleft size-full wp-image-22350\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/unnamed-118-620x330.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/unnamed-118-620x330-300x159.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a><br \/>\nWaxaa uu sigaar ah Baaq ugu diray Maamulka Soomaaliland oo uu ugu baaqay in ay ay Walaalahod ay dib ugu soo laabtaan.<\/p>\n<p>Xasan Sh ayaa sidoo kale sheegay in Dowladdiisa ay ka shaqeyn doonto Mideynta Ummadda Soomaaliyeed oo mudoyinkii danbe uu Mugdi ku jiray meelaha qaar.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya ay dhibaato badan soo martay islamarkaana sidii hore Soomaaliya ay ka wanaagsantahay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxadweynha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud oo Xalay Qudbad ka jeediyey Munaasabad lagu Xusayo 26-juun oo ah Markii Gobolada Waqooyi ay ka Xoroobeen Guumiystihii Ingiriiska ayaa Arrimo badan ka hadlay. Xasan Sh Maxamuud ayaa ugu horeen ka hadlay Qaabka Soomaaliya ay u soo gaartay Xotiyada iyo Dhibaatadii ay u mareen Halgamayaashii Soomaaliyeed. Madaxweyne Xasan Sh Maxamuud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22349","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22349","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22349"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22349\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22351,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22349\/revisions\/22351"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22349"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22349"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22349"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}