{"id":22346,"date":"2014-06-26T22:16:41","date_gmt":"2014-06-26T19:16:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22346"},"modified":"2014-06-26T22:16:41","modified_gmt":"2014-06-26T19:16:41","slug":"xildhibaanno-taageeray-goaankii-wasiirka-arrimaha-gudaha-claahi-goodax","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/06\/xildhibaanno-taageeray-goaankii-wasiirka-arrimaha-gudaha-claahi-goodax\/","title":{"rendered":"Xildhibaanno taageeray go\u2019aankii Wasiirka Arrimaha Gudaha C\/laahi Goodax"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaanno ka tirsan BFS ayaa teegeeray go&#8217;aankii Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka Soomaaliya C\/laahi Goodax Barre uu ku qaadacay Aqoonsiga Madaxda Dalka ay siiyeen Maamulka Saddexda Gobol ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xildhibaanno badan oo la hadlay Idaacaddaha Magaalada Muqdisho ayaa taageereen hadalkii Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mid kamid ah Xildhibaanaddaas oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Muqdisho ayaa dhaliilay Go&#8217;aanka Dowladda Federaalka ay ku Aqoonsatay Maamulka Saddexda Gobol, wuxuuna ku tilmaamay &#8216;Afduub Siyaasaddeed&#8217;.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cali Yuusuf Cismaan Cali ayaa soo dhaweeyay go\u2019aankii Wasiir Goodax, wuxuuna sheegay in Wasiirka uu ahaa midka looga dambeyn lahaa Go&#8217;aankaas oo kale maadaama uu yahay Wasiirka Arrimaha Gudaha.<\/p>\n<p>Madaxda Dalka oo ay ka dambeeso Qaramada Midoobay ayaa Aqoonsaday Maamulka Saddexda Gobol ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, xili Wasiirka Wasiirka Arrimaha Gudaha uu ku maqanyahay Safar Shaqo.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo ku sugan Dalka Jabuuti islamarkaana la hadlay BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga ayaa sheegay in uu dhaliilsan yahay Qaabkii Madaxda Dalka ay u Mareen Aqoonsiga Maamulka Saddexda Gobol ee Baydhabo lagu Aas aasay.<\/p>\n<p>Wasiir Goodax ayaa sidoo kale sheegay in Xukumadda Soomaaliya ay waday Barnaamij lagu xalinayo Siyaasadaha is diidan ee Dalka ka taagan, wuxuuna Xusay in Aqoonsiga Maamulka Saddexda Gobol uu Arrimahaasi Caqabad ku Noqon doono.<\/p>\n<p>\u201cArrintan sharciga ma waafaqsana, wasaaradeyda markii hore siyaasad gooni ah ayay ka lahayd arrinta maamul u sameysta dalka, hadda meelaha maamullada loo sameynayo xor ma ahan, meelo ka mid ah weli waa la haystaa, runtii kii ka horreeyay heshiiskan ayaa far-qaha la isku haystaa weli kanna kuwaas ayuu la mid yahay,\u201d ayuu Goodax ku sheegay wareysiga.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/Goodax-1-620x330.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/Goodax-1-620x330.jpg\" alt=\"Goodax-1-620x330\" width=\"620\" height=\"330\" class=\"alignleft size-full wp-image-22347\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/Goodax-1-620x330.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/Goodax-1-620x330-300x159.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanno ka tirsan BFS ayaa teegeeray go&#8217;aankii Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka Soomaaliya C\/laahi Goodax Barre uu ku qaadacay Aqoonsiga Madaxda Dalka ay siiyeen Maamulka Saddexda Gobol ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Xildhibaanno badan oo la hadlay Idaacaddaha Magaalada Muqdisho ayaa taageereen hadalkii Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka Soomaaliya. Mid kamid ah Xildhibaanaddaas oo la hadlay Idaacadda Shabelle [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22346","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22346","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22346"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22346\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22348,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22346\/revisions\/22348"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22346"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22346"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22346"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}