{"id":22336,"date":"2014-06-25T15:19:59","date_gmt":"2014-06-25T12:19:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22336"},"modified":"2014-06-25T15:19:59","modified_gmt":"2014-06-25T12:19:59","slug":"cwali-sheekh-oo-nairobi-ku-dhexdhexaadiyay-beelaha-kablalaax-daarood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/06\/cwali-sheekh-oo-nairobi-ku-dhexdhexaadiyay-beelaha-kablalaax-daarood\/","title":{"rendered":"C\/wali Sheekh oo Nairobi ku dhexdhexaadiyay Beelaha Kablalaax Daarood"},"content":{"rendered":"<p>Raisul Wasaaraha Soomaaliya C\/wali ayaa Baryahaan ku sugnaa Magaallo Madaxda Kenya Nairobi waxuuna ka qeyb galay Shir Beeleed loogu Magacdaray Mideynta Kablalax Daarood.<\/p>\n<p>Idaacadda Radio Muqdisho ayaa baahisay inuu Ra\u2019isulwasaaraha Soomaaliya Booqasho ku joogey Dalka Kenya isaga oo la kulmay Uhuru Kenyatta Boqdayna Xerooyin ay ku jiraan Qaxootiga Soomaaliyeed.<\/p>\n<p> Raisul Wasaare C\/wali Sheekh, hagaamiye Beleedyada ay Magaaladda Nairobi kuwada Shireen waxaa ka mid ahaa  Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), M. Cabdi Xaji Gaandi, Faarax Macalin iyo Isimo la sheegay in ay ka yimaadeen Goboladda Puntland.<\/p>\n<p> Tadobaadkii la soo dhaafay ayaa Magaladda Kismaanyo waxaa isku Fara saaray Maleshiyaad Beeleedyadda ka soo kala jeeda Ogadeen iyo Majeerteen oo Sanadkii la soo dhaafay ayagoo la socda Ciidamadda Kenya Qabsaday Degaanka ayaa la sheegay inuu R\/wasaarahu dhex dheexaadinayey Khilaafkii ka dhashay, dabadeedna uu halkaas ka dhacay is fahan iyo is kaashi.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/Abdiweli-iyo-Fartaag-620x330.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/Abdiweli-iyo-Fartaag-620x330.jpg\" alt=\"Abdiweli-iyo-Fartaag-620x330\" width=\"620\" height=\"330\" class=\"alignleft size-full wp-image-22337\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/Abdiweli-iyo-Fartaag-620x330.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/Abdiweli-iyo-Fartaag-620x330-300x159.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raisul Wasaaraha Soomaaliya C\/wali ayaa Baryahaan ku sugnaa Magaallo Madaxda Kenya Nairobi waxuuna ka qeyb galay Shir Beeleed loogu Magacdaray Mideynta Kablalax Daarood. Idaacadda Radio Muqdisho ayaa baahisay inuu Ra\u2019isulwasaaraha Soomaaliya Booqasho ku joogey Dalka Kenya isaga oo la kulmay Uhuru Kenyatta Boqdayna Xerooyin ay ku jiraan Qaxootiga Soomaaliyeed. Raisul Wasaare C\/wali Sheekh, hagaamiye Beleedyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22336","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22336","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22336"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22336\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22338,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22336\/revisions\/22338"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22336"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22336"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22336"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}