{"id":22330,"date":"2014-06-25T15:15:22","date_gmt":"2014-06-25T12:15:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22330"},"modified":"2014-06-25T15:15:22","modified_gmt":"2014-06-25T12:15:22","slug":"taliyihii-ciidamada-xooga-iyo-abaanduulihiisii-oo-xilka-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/06\/taliyihii-ciidamada-xooga-iyo-abaanduulihiisii-oo-xilka-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"Taliyihii Ciidamada Xooga iyo Abaanduulihiisii oo Xilka laga Qaaday"},"content":{"rendered":"<p>Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa waxaa Xilalka looga qaaday Taliyihii Ciidamada XDS Gen Daahir Aadan Cilmi &#8220;Indha Qarshe&#8221; iyo Abaandullihii Ciidamada Xooga Gen Cabdi Risaaq Khhaliif Cilmi.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa u Magacaabay Gen Cabdulaahi Cali Caanood Taliyaha Cusub ee Ciidamada XDS, halka Gen Cagey oo ahaa Taliyaha Guutada Hilaac loo Magacaabay Abaandullaha Cusub.<\/p>\n<p>Waxaa la sheegay in Arrintaan ay ka danbeysa kadib isbadal uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh maxamuud uu sheegay in uu ku sameenayo laamaha Amaanka dalka.<\/p>\n<p>Wararka Qaar ayaa sidoo kale sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya uu isbadal ku sameen doono Saraakiisha Booliska iyo Nabadsugida Soomaaliya.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/Taliyeyaal_la_bedelay_04-620x330-610x250-620x330.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/Taliyeyaal_la_bedelay_04-620x330-610x250-620x330.jpg\" alt=\"Taliyeyaal_la_bedelay_04-620x330-610x250-620x330\" width=\"620\" height=\"330\" class=\"alignleft size-full wp-image-22331\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/Taliyeyaal_la_bedelay_04-620x330-610x250-620x330.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/Taliyeyaal_la_bedelay_04-620x330-610x250-620x330-300x159.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa waxaa Xilalka looga qaaday Taliyihii Ciidamada XDS Gen Daahir Aadan Cilmi &#8220;Indha Qarshe&#8221; iyo Abaandullihii Ciidamada Xooga Gen Cabdi Risaaq Khhaliif Cilmi. Madaxweynaha ayaa u Magacaabay Gen Cabdulaahi Cali Caanood Taliyaha Cusub ee Ciidamada XDS, halka Gen Cagey oo ahaa Taliyaha Guutada Hilaac loo Magacaabay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22330","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22330","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22330"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22330\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22332,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22330\/revisions\/22332"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22330"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22330"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22330"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}