{"id":22321,"date":"2014-06-25T15:09:27","date_gmt":"2014-06-25T12:09:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22321"},"modified":"2014-06-25T15:09:27","modified_gmt":"2014-06-25T12:09:27","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-oo-qaabilay-wafdi-ka-socda-qaramada-midoobaysawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/06\/madaxweynaha-soomaaliya-oo-qaabilay-wafdi-ka-socda-qaramada-midoobaysawiro\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya oo qaabilay Wafdi ka socda Qaramada Midoobay+SAWIRO"},"content":{"rendered":"<p>Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa waxuu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Ururo kala duwan oo Madax ka ah Agaasimeyaasha u qaabilsan Qaramada Midoobay dhanka Gargaarka kuwaa oo isugu jira kuwa Dowli iyo kuwa Caalami ah kuwaasi oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Kulankan markii uu soo idlaaday kadib ayaa Saxaafada waxaa ugu warbixiyay waxyaabihii ay ka wada hadleen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdigaasi, Wasiirka Wasaarada Beeraha ee Xukuumadda Soomaaliya, Cabdi Axmed Baafo.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaarada Beeraha ee Xukuumadda Soomaaliya, Cabdi Axmed Baafo. Ayaa waxuu sheegay in Wafdiga ka kala socday Ururada kala duwan ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dhankan Gargaarka ay Soomaaliya u yimideen in ay dhageystaan mowqifka Xukuumadda iyo Macluumaadka laga hayo u diyaar garoowga wax ka qabashada Macluusha iyo Biyo Yarida taa oo laga cabsi qabo in Soomaaliya ay ka dhaci karto.<\/p>\n<p>Imaatinka Wafdigan ka socad Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka Gar gaarka ayaa waxuu ku soo aadayaa Iyadoo ay jiraan Dad badan oo ku dhaqan Degaanada uiyo Degmooyinka Gobolada Dalka oo soo food saaray Xaalada Bini\u2019aadanimo.<\/p>\n<p>DSC02847 DSC02848 DSC02851 DSC02852 DSC02858 DSC02859 DSC02869 DSC02871 DSC02879 DSC02881 DSC02885 DSC02886<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-Maxamuud12-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-Maxamuud12-150x150.jpg\" alt=\"Madaxweyne-Xasan-Sheekh-Maxamuud12-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-22322\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa waxuu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Ururo kala duwan oo Madax ka ah Agaasimeyaasha u qaabilsan Qaramada Midoobay dhanka Gargaarka kuwaa oo isugu jira kuwa Dowli iyo kuwa Caalami ah kuwaasi oo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Kulankan markii uu soo idlaaday kadib ayaa Saxaafada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22321","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22321","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22321"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22323,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22321\/revisions\/22323"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}