{"id":22309,"date":"2014-06-23T00:49:48","date_gmt":"2014-06-22T21:49:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22309"},"modified":"2014-06-23T00:49:48","modified_gmt":"2014-06-22T21:49:48","slug":"maamulka-g-banaadir-oo-howlgallo-bur-burin-ah-ka-sameeyay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/06\/maamulka-g-banaadir-oo-howlgallo-bur-burin-ah-ka-sameeyay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Maamulka G. Banaadir oo howlgallo bur burin ah ka sameeyay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo maalmihii la soo dhaafay howlo bur burin ah ay ka socdeen qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho kuwas oo lagu bur burinayo dhismiha sida sharci darada ah uga dhisan Wadooyinka hareerahooda ayaa maanta waxaa Maamulka Gobolka Banaadir uu gabi ahaanba dhulka dhigay hoteelkii Bakiin ee ku yiilay Agagaarka Isgooyska km4 iyo Goobo Ganacsi oo ka akdhawaa<\/p>\n<p>Waxaa si weyn loo adkeeyay amaanka Goobaha ay ka socdeen Bur burinta Iyadoona la xiray Wadooyinka soo gala kana baxay Isgooyska Lambar 4 ee bartamaha Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo goobta soo gaaray islamarkaana indha indheeyay sida ay socdeen howlaha Bur burinta ayaa Saxaafada la hadlay waxuuna tilmaamay in Maamulka Gobolka ay ka go\u2019an tahay dib u soo celinta Bilicda Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sidoo kale digniin Culus waxuu u diray Ganacsatada iyo Dadka kale ee ku howlan in ay dhistaan Afaafka hore ee Wadooyinka Isagoona ugu baaqay in ay isaga tagaan Hareeraha Wadooyinka.<\/p>\n<p>Waxuu Muungaab qeexay Ganacsatada looga baahan yahay in ay dhowraan ama ay ka shaqeeyaan dib u soo celinta Bilicda Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Hadalada digniinta ah ee ku aadan ka guuritaanka goobaha sida sharcidarada ah lagu dagan yahay ee ku yaalla Muqdisho ayaanan la ogeyn waxa ay ka badali karaan Caasimada Soomaaliya Balse Maamulka Gobolka ayaa digniin noocaani ah horay ujeediyay inkastoo weli ay jiraan goobo si sharci daro ah lagu dagn yahay oo ku yaalla Magaalada Muqdisho<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/DSC00598-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/DSC00598-150x150.jpg\" alt=\"DSC00598-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-22310\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo maalmihii la soo dhaafay howlo bur burin ah ay ka socdeen qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho kuwas oo lagu bur burinayo dhismiha sida sharci darada ah uga dhisan Wadooyinka hareerahooda ayaa maanta waxaa Maamulka Gobolka Banaadir uu gabi ahaanba dhulka dhigay hoteelkii Bakiin ee ku yiilay Agagaarka Isgooyska km4 iyo Goobo Ganacsi oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22309","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22309","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22309"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22309\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22311,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22309\/revisions\/22311"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22309"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22309"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22309"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}