{"id":22300,"date":"2014-06-21T11:15:04","date_gmt":"2014-06-21T08:15:04","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22300"},"modified":"2014-06-21T11:16:01","modified_gmt":"2014-06-21T08:16:01","slug":"gaadiid-iyo-rag-fulinaaya-weeraro-ismiidaamin-ah-oo-soo-galay-magaalada-muqdisho-aqriso-magacyadooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/06\/gaadiid-iyo-rag-fulinaaya-weeraro-ismiidaamin-ah-oo-soo-galay-magaalada-muqdisho-aqriso-magacyadooda\/","title":{"rendered":"Gaadiid iyo rag fulinaaya weeraro ismiidaamin ah oo soo galay Magaalada Muqdisho (Aqriso magacyadooda)"},"content":{"rendered":"<p>Taliska Booliska ee Somaliya, ayaa daboolka ka qaaday in gudaha Magaalada Muqdisho ay u soo galeen, 10 nin oo ka tirsan dagaal-yahanada Ururka Al Shabaab iyo gaadiid dhan 3 xabo, oo ay ku doonayaan inay Magaalada Muqdisho kaga geystaan weeraro ismiidaamin ah.<\/p>\n<p>Afhayeenka Booliska ee Somaliya Qaasim Axmed Rooble oo maanta shir jaraa&#8217;id ku qabtay Magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu ku faah faahiyay gaadiidka iyo ragga la doonaayo, inay weeraradaan ka geystaan Caasimada.<\/p>\n<p>1- Gaariga 1-aad, ayuu noociisu uu ku sheegay Nissan Caravan, oo inta badan dadka Somaliyeed ay u garanayaan Hoomey\/Caasi, oo taargadiisu tahay AB 945, midabkiisuna yahay Caddaan. Waxaa darawal ka ah Ibraahim C\/raxmaan Axmed oo Somali ah, teleefankiisu gacantana waa 061 5303154.<\/p>\n<p>2- Gaariga 2-aad, ayuu ku sheegay noociisa Toyota Noah, taargadiisuna waa AB 786. midabkiisuna uu yahay qalin, ninka wadana waxaa lagu magacaabaa Maxamed Nuur Munye oo Somali ah. Teleefankiisa gacantuna waa 0615 597410.<\/p>\n<p>3- Wuxuu sheegay in ninka lagu magacaabo C\/risaaq Yuusuf Aadan, oo wata teleefanka 061 5088121, uu maleygaayo in uu weerar ismiidaamin ah ka fuliyo Caasimada, inkastoo aanu sheegin gaariga uu wadaha ka yahay.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu sheegay in 3-da nin ee la socoto gaadiidka la qorsheynaayo in weeraro looga geysto Magaalada Muqdisho, ay la socdaan ilaa toddobo nin oo kale, oo iyaguna doonaaya inay ismiidaamin ka geystaan Magaalada.<\/p>\n<p>Magacyada toddobada nin<\/p>\n<p>1- Maxamed Xersi Yuusuf teleefankiisu lama haayo<br \/>\n2- Maxamed Shirwac Cali oo wata teleefanka gacanta ah 061 5644656<br \/>\n3- Xuseen Yuusuf 061 5369328<\/p>\n<p>4- C\/laahi Raage Cumar 061 5864276<br \/>\n5- Maxamed Cabdi Cali 061 5591719<br \/>\n6- Xasan Cali Liibaan 061 5823102<br \/>\n7- Bilaal Aadan Kheyre 061 5545161<\/p>\n<p>Afhayeenka Booliska, ayaa Ummada Somaliyeed kaga digay qaraxyada ay xambaarsan yihiin gaadiidkaan, ragga la socda ee wadayaasha ka ah iyo 7-da kale ee wehlineysa.<\/p>\n<p>Qaasim Axmed Rooble, ayaa wuxuu ku baaqay in laamaha ammaanka lagu soo wargeliyo, 3-da gaari iyo 10-ka nin ee kale ee la tuhunsan yahay.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/download-47-275x160.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/download-47-275x160.jpg\" alt=\"download-47-275x160\" width=\"275\" height=\"160\" class=\"alignleft size-full wp-image-22301\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska Booliska ee Somaliya, ayaa daboolka ka qaaday in gudaha Magaalada Muqdisho ay u soo galeen, 10 nin oo ka tirsan dagaal-yahanada Ururka Al Shabaab iyo gaadiid dhan 3 xabo, oo ay ku doonayaan inay Magaalada Muqdisho kaga geystaan weeraro ismiidaamin ah. Afhayeenka Booliska ee Somaliya Qaasim Axmed Rooble oo maanta shir jaraa&#8217;id ku qabtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22300","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22300","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22300"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22300\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22302,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22300\/revisions\/22302"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22300"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22300"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22300"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}