{"id":22294,"date":"2014-06-21T11:01:34","date_gmt":"2014-06-21T08:01:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22294"},"modified":"2014-06-21T11:01:34","modified_gmt":"2014-06-21T08:01:34","slug":"dagaal-gil-gilay-duleedka-waajid-ee-gobolka-bakool-oo-xaleey-ka-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/06\/dagaal-gil-gilay-duleedka-waajid-ee-gobolka-bakool-oo-xaleey-ka-dhacay\/","title":{"rendered":"dagaal gil gilay  Duleedka Waajid ee Gobolka Bakool. oo xaleey ka dhacay"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaarayo duleedka degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa ku soo warramaya in iska hor imaad khasaaro sababay uu ku dhexmaray halkaasi Dagaalamayaal Hubeysan oo ka tirsan Al Shabaab iyo Ciidamada dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Iska hor imaadka ayaa ka dambeeyay kadib markii ay weerar ku soo qaadeen fariisimo ciidanka dowladda ay ku leeyihiin duleedka degmada Waajid kooxo ka tirsan Al Shabaab.<\/p>\n<p>Saacado ayaa la soo warinayaa in iska hor imaadka oo ahaa mid aad u culus in la <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/dagaal-495x262-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/dagaal-495x262-150x150.jpg\" alt=\"dagaal-495x262-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-22295\" \/><\/a>isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan walow aan illaa haatan la hubin xaddiga khasaaraha ka dhashay iska hor imaadkaasi.<\/p>\n<p>Gobolka Bakool ayaa Maalmihii dambe waxaa ka dhacayay dagaallo u dhexeeya Ciidamada dowladda iyo dagaalamayaasha Al Shabaab xilli deegaanno gobolkaasi ka  mid ah gacan ku heyntooda lagala wareegay dhaq dhaqaaqa Al Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaarayo duleedka degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa ku soo warramaya in iska hor imaad khasaaro sababay uu ku dhexmaray halkaasi Dagaalamayaal Hubeysan oo ka tirsan Al Shabaab iyo Ciidamada dowladda Soomaaliya. Iska hor imaadka ayaa ka dambeeyay kadib markii ay weerar ku soo qaadeen fariisimo ciidanka dowladda ay ku leeyihiin duleedka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22294","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22294","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22294"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22294\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22296,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22294\/revisions\/22296"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22294"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22294"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22294"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}