{"id":22281,"date":"2014-06-21T10:51:23","date_gmt":"2014-06-21T07:51:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22281"},"modified":"2014-06-21T10:51:23","modified_gmt":"2014-06-21T07:51:23","slug":"askari-askari-kale-ku-dilay-magaalada-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/06\/askari-askari-kale-ku-dilay-magaalada-kismaayo\/","title":{"rendered":"Askari , Askari kale ku dilay Magaalada Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>Sida ilo deegaanka ah ay inoo xaqiijiyeen Askari ka tirsan Ciidamada Maamulka KMG ah ee Jubba ayaa xalay waxa uu Magaalada Kismaayo ku dilay Askari kale oo isla Ciidamada Maamulkaasi ka tirsan.<\/p>\n<p>Lama oga sababta ka dambeysa dilka Askarigaasi balse beryihii dambe ayaa waxaa jirtay xiisad u dhexeysay Ciidamo ka wada tirsan Maamulkaasi KMG ah ee Jubba.<\/p>\n<p>Dilka kadib ayaa dhinaca kale Howl gallo ay xalay ka sameeyeen Ciidamada ammaanka Maamulka KMG ah ee Jubba Magaalada Kismaayo waxa ay ku soo qab qabteen dad  u badan dhalinyaro.<\/p>\n<p>Maaha markii ugu horeysay dil ay isu geystaan Ciidamada Maamulka KMG ah ee Jubba dhawaan ayaa ahayd markii xiisad dagaal uu ka dhashay dilka Askari Maamulka halkaasi ka arrimiya ka tirsanaa.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/bastoolad1-150x1501.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/bastoolad1-150x1501.jpg\" alt=\"bastoolad1-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-22282\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida ilo deegaanka ah ay inoo xaqiijiyeen Askari ka tirsan Ciidamada Maamulka KMG ah ee Jubba ayaa xalay waxa uu Magaalada Kismaayo ku dilay Askari kale oo isla Ciidamada Maamulkaasi ka tirsan. Lama oga sababta ka dambeysa dilka Askarigaasi balse beryihii dambe ayaa waxaa jirtay xiisad u dhexeysay Ciidamo ka wada tirsan Maamulkaasi KMG ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22281","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22281","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22281"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22281\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22283,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22281\/revisions\/22283"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22281"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22281"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22281"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}