{"id":22247,"date":"2014-06-17T21:31:28","date_gmt":"2014-06-17T18:31:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22247"},"modified":"2014-06-17T21:31:28","modified_gmt":"2014-06-17T18:31:28","slug":"raisal-wasaaraha-soomaaliya-oo-u-amba-baxay-dalka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/06\/raisal-wasaaraha-soomaaliya-oo-u-amba-baxay-dalka-kenya\/","title":{"rendered":"RA&#8217;ISAL WASAARAHA SOOMAALIYA OO U AMBA BAXAY DALKA KENYA"},"content":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta u amba baxay dalka Kenya, halkaasi oo uu kula kulmi doono Madaxda Dalkaasi. <\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Cabdiweli waxaa isaga iyo wafdigiisa garoonka ku sii sagootiyay Ra\u2019iisul wasaare ku-xigeenka iyo Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada.<\/p>\n<p>Ra\u2019isal Wasaaraha Soomaaliya ayaa inta uu ku sugan yahay dalka Kenya waxa uu kulamo la qaadan doonaa Madaxda dalkaasi, kuwaasi oo uu kala hadli doono xoojinta iskaashiga la dagaalanka argagixisada Al-Shabaab, adkeynta xiriirka labada dal iyo ka wada shaqeynta amniga gobolka.<\/p>\n<p>Mudane C\/weli Sheekh Axmed Maxamed Ra\u2019iisul wasaaruhu Soomaaliya waxa uu Mas\u2019uuliyiinta dalkaasi kala hadli doonaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan Kenya sidii ay u heli lahaayeen xaquuqda Qaxootinimo, islamarkaana aysan saameyn ku yeelan falalka argagixisada Al-Shabaab ay ka geysaneyso qeybo ka mid ah dalka Kenya.<\/p>\n<p>Dalka Kenya ayaa labadii Habeen ee la soo dhaafay waxa ka dhacay Weeraro iyo Qaraxyo dad badan ay ku dhinteen Waxana Masuulida Qaraxyadaasi Sheegtay Ururka Al-Shabaab.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/11.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/11.jpg\" alt=\"1\" width=\"640\" height=\"426\" class=\"alignleft size-full wp-image-22248\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/11.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/11-300x199.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta u amba baxay dalka Kenya, halkaasi oo uu kula kulmi doono Madaxda Dalkaasi. Ra\u2019iisul wasaare Cabdiweli waxaa isaga iyo wafdigiisa garoonka ku sii sagootiyay Ra\u2019iisul wasaare ku-xigeenka iyo Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada. Ra\u2019isal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22247","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22247","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22247"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22247\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22249,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22247\/revisions\/22249"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22247"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22247"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22247"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}