{"id":22148,"date":"2014-06-07T11:01:09","date_gmt":"2014-06-07T08:01:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22148"},"modified":"2014-06-07T11:01:09","modified_gmt":"2014-06-07T08:01:09","slug":"maamulka-gobolka-shabeelaha-hoose-oo-eedooyin-loo-soo-jeediyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/06\/maamulka-gobolka-shabeelaha-hoose-oo-eedooyin-loo-soo-jeediyo\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose oo  Eedooyin loo soo jeediyo"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Maaliyadda Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose Cabdi Fitaax Cabdulle Yuusuf  oo ka hadlayay dagaal beeleedyada ka jira Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku nuux nuuxsaday in dagaaladaasi ay ka dambeeyaan shaqsiyaad doonaya in isbaarooyin ay dhigtaan deegaanada Gobolka.<\/p>\n<p>Cabdi Fitaax ayaa carabka ku adkeeyay in Maleeshiyaadka dirirtu ka dhexeyso aysan iyaga is dilin laakiin ay laayaan shacabka sida uu hadalka u dhigay taasna loo baahan yahay in ay fahmaan qeybaha Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka Gobolka Shabeelaha Hoose.<\/p>\n<p>Maalmihii la soo dhaafay ayaa Gobolka Shabeelaha Hoose waxaa ka jiray xiisado dagaal oo aad u culus oo u dhexeeyay Maleeshiyo qabaa\u2019il wada degan deegaanada Gobolkaasi Shabeelaha Hoose.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/afgooye-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/afgooye-150x150.jpg\" alt=\"afgooye-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-22149\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Maaliyadda Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose Cabdi Fitaax Cabdulle Yuusuf oo ka hadlayay dagaal beeleedyada ka jira Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ku nuux nuuxsaday in dagaaladaasi ay ka dambeeyaan shaqsiyaad doonaya in isbaarooyin ay dhigtaan deegaanada Gobolka. Cabdi Fitaax ayaa carabka ku adkeeyay in Maleeshiyaadka dirirtu ka dhexeyso aysan iyaga is dilin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22148","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22148","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22148"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22148\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22150,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22148\/revisions\/22150"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22148"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22148"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22148"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}