{"id":22142,"date":"2014-06-05T20:00:13","date_gmt":"2014-06-05T17:00:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22142"},"modified":"2014-06-05T20:00:13","modified_gmt":"2014-06-05T17:00:13","slug":"golaha-wasiirada-oo-maanta-kulan-ku-yeeshay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/06\/golaha-wasiirada-oo-maanta-kulan-ku-yeeshay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Golaha Wasiirada oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Ridwaan Xaaji Cabdi Weli Afhayeenka Golaha Xukuumadda Soomaaliya oo Warbaahinta la hadlay kadib kulan uu Maanta Goluhu ku yeeshay oo uu shir guddoominayay Ra\u2019iisul Wasaare ku xigaanka  Ridwaan Xirsi Max\u2019ed ayaa waxa uu ka warbixiyay waxyaabhii ay kulanka kaga hadleen isagoo Xusay in ay ka mid ahaayeen arrimaha la xiriira ammaanka.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa dhanka kale Xusay in ay soo dhaweeyeen Goluhu go\u2019aankii dowladda Mareykanka ee ku aadanaa  in Safaaradooda ay dib uga furanayaan Soomaaliya taa oo uu ku tilmaamay Afhayeenku in ay Muujineyso sida dowladaha Caalamka ay ugu heelan yihiin dar dar gelinta horumarka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Afhayeenka ayaa sheegay in Xukuumaddu ay ka go\u2019antahay sugida iyo Xaqiijinta Nabad Gelyada dalka gaar ahaan Caasimadda Muqdisho.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/2.jpg\" alt=\"2\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-22143\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ridwaan Xaaji Cabdi Weli Afhayeenka Golaha Xukuumadda Soomaaliya oo Warbaahinta la hadlay kadib kulan uu Maanta Goluhu ku yeeshay oo uu shir guddoominayay Ra\u2019iisul Wasaare ku xigaanka Ridwaan Xirsi Max\u2019ed ayaa waxa uu ka warbixiyay waxyaabhii ay kulanka kaga hadleen isagoo Xusay in ay ka mid ahaayeen arrimaha la xiriira ammaanka. Afhayeenka ayaa dhanka kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22142","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22142","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22142"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22142\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22144,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22142\/revisions\/22144"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}