{"id":22128,"date":"2014-06-05T09:44:33","date_gmt":"2014-06-05T06:44:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22128"},"modified":"2014-06-05T09:44:33","modified_gmt":"2014-06-05T06:44:33","slug":"c-fataax-shaaweeye-oo-loo-magacaabay-taliye-ku-xigeenka-hayadda-nabadsugidda-gobolka-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/06\/c-fataax-shaaweeye-oo-loo-magacaabay-taliye-ku-xigeenka-hayadda-nabadsugidda-gobolka-banaadir\/","title":{"rendered":"C.fataax Shaaweeye oo loo magacaabay Taliye ku xigeenka Hay\u2019adda Nabadsugidda Gobolka Banaadir"},"content":{"rendered":"<p>Ilo lagu kalsoon yahay oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa u sheegay in Agaasimaha Hay\u2019adda Nabadsugidda Soomaaliya Bashiir Maxamed Jaamac \u201cBashiir Goobe\u201duu xilka ka qaaday Taliye ku xigeenkii Hay\u2019adda Nabadsugidda Gobolka Banaadir Cabdidheere.<\/p>\n<p>Bashiir Maxamed Jaamac \u201cBashiir Goobe, Agaasimaha Hay\u2019adda Nabadsugidda Soomaaliya ayaa xilkan u magaacabay C.fataax Ibraahin Sabriye Shaaweeye Iyadoona loo arkay in Mas\u2019uulkan in uu wax badan ka qaban karo Xaalada amaan ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>C.fataax Ibraahin Sabriye Shaaweeye oo loo magaacabay Taliye ku xigeenka Hay\u2019adda Nabadsugidda Gobolka Banaadir ayaa hore ula soo shaqeeyay Maamulada Gobolka Banaadir ay maamuli jireen Maxamed Cumar Xabeeb Maxamed Dheere iyo Maxamed Cismaan Dhagaxtuur waxuuna ka soo noqday Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Laakiin, Bashiir Maxamed Jaamac \u201cBashiir Goobe ayaa Taliye ki xigeenkii Hay\u2019adda Nabadsugidda Gobolka Banaadir waxaa loo magaacabay Madax howlgelinta Hay\u2019adda Nabadsugidda Gobolka Banaadir<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/images-12-150x150.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/images-12-150x150.jpg\" alt=\"images-12-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-22129\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ilo lagu kalsoon yahay oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa u sheegay in Agaasimaha Hay\u2019adda Nabadsugidda Soomaaliya Bashiir Maxamed Jaamac \u201cBashiir Goobe\u201duu xilka ka qaaday Taliye ku xigeenkii Hay\u2019adda Nabadsugidda Gobolka Banaadir Cabdidheere. Bashiir Maxamed Jaamac \u201cBashiir Goobe, Agaasimaha Hay\u2019adda Nabadsugidda Soomaaliya ayaa xilkan u magaacabay C.fataax Ibraahin Sabriye Shaaweeye Iyadoona loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22128","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22128","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22128"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22128\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22130,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22128\/revisions\/22130"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22128"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22128"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22128"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}