{"id":22116,"date":"2014-06-05T09:41:29","date_gmt":"2014-06-05T06:41:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22116"},"modified":"2014-06-05T09:41:29","modified_gmt":"2014-06-05T06:41:29","slug":"al-shabaab-oo-ganacsato-ku-goowracay-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/06\/al-shabaab-oo-ganacsato-ku-goowracay-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Al-shabaab oo Ganacsato ku Goowracay Gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Maleeshiyaadka Kooxda Al-shabaab ayaa Labo Nin oo Ganacsato ah ku Bireeyey Degmada Buulabarde ee Gobolka Hiiran.<\/p>\n<p>Wararka la gahelayo Degmada Buulabarde ayaa sheegaya in Shalay Galinkii danbe Maleeshiyada Kooxda Al-shabaab ay Gacanta ku dhigeen Labo Nin oo ka mid ah Ganacsatada Degmada Buulabarde,kuwaas oo Magaalada keeni jiray Khaadka.<\/p>\n<p>Labada Marxuun ee ay Al-shabaab Gowraceen ayaa la sheegay in laga Qabtay Tuulo u dhaw Degmada Buulabarde,xili ay wateen Gaari ay ku wadeen Khaad.<\/p>\n<p>Liibaan Max\u2019ed oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa u sheegay Keydmedia online in Labada Nin Al-shabaab ay Qoorta ka jareen islamarkaana Gaarigii ay Dhaceen.<\/p>\n<p>Dadka Deegaanka  oo doonayey in ay Maydadka Asturaan ayaa loo diiday,waxaana Wararku ay sheegayaan in Maydka uu wali meeshay Yaalo.<\/p>\n<p>Degmada Buulabarde ee Gobolka Hiiraan Toolooyin Hoosyimada waxaa dhawaan ku Dagaalamay Al-shabaab iyo Ganacsatada Khaadka Magaalada Keenta.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/qooeta_ayaa_loo_laabay-620x330.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/qooeta_ayaa_loo_laabay-620x330.jpg\" alt=\"qooeta_ayaa_loo_laabay-620x330\" width=\"620\" height=\"330\" class=\"alignleft size-full wp-image-22118\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/qooeta_ayaa_loo_laabay-620x330.jpg 620w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/qooeta_ayaa_loo_laabay-620x330-300x159.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 620px) 100vw, 620px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maleeshiyaadka Kooxda Al-shabaab ayaa Labo Nin oo Ganacsato ah ku Bireeyey Degmada Buulabarde ee Gobolka Hiiran. Wararka la gahelayo Degmada Buulabarde ayaa sheegaya in Shalay Galinkii danbe Maleeshiyada Kooxda Al-shabaab ay Gacanta ku dhigeen Labo Nin oo ka mid ah Ganacsatada Degmada Buulabarde,kuwaas oo Magaalada keeni jiray Khaadka. Labada Marxuun ee ay Al-shabaab Gowraceen ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22116","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22116","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22116"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22116\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22119,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22116\/revisions\/22119"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22116"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22116"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22116"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}