{"id":22089,"date":"2014-06-04T18:42:57","date_gmt":"2014-06-04T15:42:57","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22089"},"modified":"2014-06-04T18:42:57","modified_gmt":"2014-06-04T15:42:57","slug":"dowladda-britain-oo-markale-muwadiniinteeda-uga-digtay-safarka-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/06\/dowladda-britain-oo-markale-muwadiniinteeda-uga-digtay-safarka-kenya\/","title":{"rendered":"Dowladda Britain oo markale Muwadiniinteeda uga digtay Safarka Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Ingiriiska ayaa uga digtay markale Muwadiniinteeda in ay u safraan dalka Kenya oo ay sheegtay in Qatar argagaxiso uu wajahayo, lagana cabsi qabo weeraro argagaxiso oo ka dhaca Hoteelada , goobaha Cibaadada, iyo xarumaha Ganacsiga eek u yaala Magaalooyinka Narobi iyo Mombassa ee dalka Kenya.<\/p>\n<p>Digniinta Ingiriiska ayaa noqonaysa digniintii labaad oo ay uga digayso Muwadiniinteda in ay u safraan dalka Kenya, iyadoo ay xusid mudantahay in dhawaan digniimo Kenya ku wajahan ay soo soo sareen ilaa iyo 5 dowladood oo ah kuwa Reer galbeedka<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/Flagbig-150x150.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/Flagbig-150x150.gif\" alt=\"Flagbig-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" class=\"alignleft size-full wp-image-22090\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Ingiriiska ayaa uga digtay markale Muwadiniinteeda in ay u safraan dalka Kenya oo ay sheegtay in Qatar argagaxiso uu wajahayo, lagana cabsi qabo weeraro argagaxiso oo ka dhaca Hoteelada , goobaha Cibaadada, iyo xarumaha Ganacsiga eek u yaala Magaalooyinka Narobi iyo Mombassa ee dalka Kenya. Digniinta Ingiriiska ayaa noqonaysa digniintii labaad oo ay uga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22089","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22089","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22089"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22089\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22091,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22089\/revisions\/22091"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22089"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22089"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22089"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}