{"id":22072,"date":"2014-06-02T21:55:53","date_gmt":"2014-06-02T18:55:53","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22072"},"modified":"2014-06-02T21:55:53","modified_gmt":"2014-06-02T18:55:53","slug":"al-shabaab-oo-toogatay-saddex-nin-oo-ay-ku-eedeysay-basaasnimo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/06\/al-shabaab-oo-toogatay-saddex-nin-oo-ay-ku-eedeysay-basaasnimo\/","title":{"rendered":"AL-SHABAAB OO TOOGATAY SADDEX NIN OO AY KU EEDEYSAY BASAASNIMO"},"content":{"rendered":"<p>Ururka Al-shabaab ayaa maanta degmada Baraawe ee gobolka Shabeelada hoose ku toogtay seddex nin oo ay ku eedeeyeen inay basaas u ahaayeen Dowladaha Soomaaliya,Mareynkanka iyo Kenya. <\/p>\n<p>Raga dilka toogashada ah lagu fuliyay ayaa waxay kala yihiin Saalax Fu\u2019aad Cusmaan oo 24 jir oo lagu eedeeyay inuu jaajuus u ahaa dowladda Soomaaliya, Maxamed Cumar Diiriye oo 22 jir ahaa oo lagu eedeeyay inuu u basaasayay sirdoonka Mareykanka iyo Maxamed Aadan Ibraahim oo 26 jir ahaa oo lagu eedeeyay inuu u shaqeynayay sirdoonka dowladda Kenya.<\/p>\n<p>Toogashada ayaa ka dhacday goob fagaaro ah oo ku taalo degmada Baraawe halkaasi oo ay isugu soo baxeen dad weyne fara badan oo daawanayay.<\/p>\n<p>Al-Shabaab waxay saddex maalmood ka hor ku dishay deegaanka Buulo-Mareer ee isla gobolka Shabeellaha Hoose saddex nin oo ay ku eedeysay inay si qarsoodi ah ula shaqeynayeen dowladaha Itoobiya iyo Soomaaliya.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/20626.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/20626.jpg\" alt=\"20626\" width=\"541\" height=\"398\" class=\"alignleft size-full wp-image-22073\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/20626.jpg 541w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/20626-300x220.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 541px) 100vw, 541px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Al-shabaab ayaa maanta degmada Baraawe ee gobolka Shabeelada hoose ku toogtay seddex nin oo ay ku eedeeyeen inay basaas u ahaayeen Dowladaha Soomaaliya,Mareynkanka iyo Kenya. Raga dilka toogashada ah lagu fuliyay ayaa waxay kala yihiin Saalax Fu\u2019aad Cusmaan oo 24 jir oo lagu eedeeyay inuu jaajuus u ahaa dowladda Soomaaliya, Maxamed Cumar Diiriye oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22072","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22072","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22072"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22072\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22075,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22072\/revisions\/22075"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22072"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22072"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22072"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}