{"id":22057,"date":"2014-06-01T16:22:31","date_gmt":"2014-06-01T13:22:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22057"},"modified":"2014-06-01T16:22:31","modified_gmt":"2014-06-01T13:22:31","slug":"qarax-guddoomiye-degmo-lagula-eegtay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/06\/qarax-guddoomiye-degmo-lagula-eegtay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qarax Guddoomiye Degmo lagula eegtay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxeysa Weerar Bambaano ahaa oo Xalay Kooxo hubeysnaa ay ku qaadeen Guriga Guddoomiyaha Degmada Kaaraan, Axmed Xasan Yalaxow.<\/p>\n<p>Bombkan ayaa lagu tuuray Guriga waxaana la sheegay in Xilligaasi uu Guddomiyaha ku sugnaa Hooyga balse durbabo waxaa la maqlay Rasaas kala duwan ay fureen Ciidamada Ilaalada ee Hooyga Guddoomiye Axmed Xasan Yalaxow.<\/p>\n<p>Warar kala duwan oo soo gaaray Garoowenews Online ayaa sheegaya in Qaraxaasi uu waxyeelo u geystay Guddoomiyaha iyo Ciidamada Ilaalada u ah qaarkood.<\/p>\n<p>Kooxihii Weerarkan ka fuliyay Hooyga Guddoomiyaha Degmada Kaaraan Axmed Xasan Yalaxow ayaa ka baxsaday goobta waxaana sidoo kale la tilmaamay in Weerarkan uu ahaa kii ugu horeeyay ee lagu qaado Guddoomiyaha.<\/p>\n<p>Sikastaba, Weerarkan oo Xalay lagu qaaday Axmed Xasan Yalaxow. Guddoomiyaha Degmada Kaaraan ayaa ilaa iyo hada wax faah faahin ah ka bixin Iyadoona aan la shaacin Khasaaraha kala duwan ee ka dhashay Weerarkaasi.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/download.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/download.jpg\" alt=\"download\" width=\"275\" height=\"183\" class=\"alignleft size-full wp-image-22058\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxeysa Weerar Bambaano ahaa oo Xalay Kooxo hubeysnaa ay ku qaadeen Guriga Guddoomiyaha Degmada Kaaraan, Axmed Xasan Yalaxow. Bombkan ayaa lagu tuuray Guriga waxaana la sheegay in Xilligaasi uu Guddomiyaha ku sugnaa Hooyga balse durbabo waxaa la maqlay Rasaas kala duwan ay fureen Ciidamada Ilaalada ee Hooyga Guddoomiye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22057","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22057","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22057"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22057\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22059,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22057\/revisions\/22059"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22057"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22057"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22057"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}