{"id":22048,"date":"2014-06-01T16:16:15","date_gmt":"2014-06-01T13:16:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22048"},"modified":"2014-06-01T16:16:15","modified_gmt":"2014-06-01T13:16:15","slug":"xildhibaano-lagu-eedeeyay-iney-xiriir-la-leeyihiin-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/06\/xildhibaano-lagu-eedeeyay-iney-xiriir-la-leeyihiin-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Xildhibaano lagu eedeeyay iney Xiriir la leeyihiin Al Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Nabadoon Maamin Gariig oo ka mid ah Nabadoonada Soomaaliyeed ayaa ku eedeeyay Xildhibaanada Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya amaan xumida ka taagan Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Nabadoon Maamin ayaa sheegay in Xildhibaanada qaarkood ay xiriir la leeyihiin Ururka Al Shabaab oo caqabad ku ah jiritaanka Dowladda iyo Umadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan maalin aktagay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo meel ku shirnaa waxaana ay sheegayaa in Dagaal lagu qaado ama la baabi\u2019iyo Dalka Turkey kuwaasi Caawin dhan walba u fidiyay Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Waxuuna ugu baaqay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya in ay u shaqeeyaan Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed Isagoona tilmaamay in Dalka uu u baahan yahay in gacan qabto islamarkaana laga wada shaqeeyo Horumarkiisa.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/baarlamaanka-federaalka-620x330-300x159.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/06\/baarlamaanka-federaalka-620x330-300x159.jpg\" alt=\"baarlamaanka-federaalka-620x330-300x159\" width=\"300\" height=\"159\" class=\"alignleft size-full wp-image-22049\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nabadoon Maamin Gariig oo ka mid ah Nabadoonada Soomaaliyeed ayaa ku eedeeyay Xildhibaanada Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya amaan xumida ka taagan Dalka Soomaaliya. Nabadoon Maamin ayaa sheegay in Xildhibaanada qaarkood ay xiriir la leeyihiin Ururka Al Shabaab oo caqabad ku ah jiritaanka Dowladda iyo Umadda Soomaaliyeed. \u201cWaxaan maalin aktagay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo meel [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22048","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22048","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22048"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22048\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22050,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22048\/revisions\/22050"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22048"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22048"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22048"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}