{"id":22029,"date":"2014-05-31T14:25:32","date_gmt":"2014-05-31T11:25:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22029"},"modified":"2014-05-31T14:25:32","modified_gmt":"2014-05-31T11:25:32","slug":"kenya-oo-dalbatay-in-reer-galbeedka-ay-ka-joojiyaan-digniinaha-dhanka-ammaanka-dalkeeda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/kenya-oo-dalbatay-in-reer-galbeedka-ay-ka-joojiyaan-digniinaha-dhanka-ammaanka-dalkeeda\/","title":{"rendered":"KENYA OO DALBATAY IN REER GALBEEDKA AY KA JOOJIYAAN DIGNIINAHA DHANKA AMMAANKA DALKEEDA"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Kilifi ee dalka Kenya Stewart Madzayo ayaa ku baaqay in wadamada reer galbeedka ay joojiyaan digniinaha dhanka amaanka ee ay kasoo saaraan magaalooyinka qaar ee dalka Kenya.<br \/>\nWuxuu sheegay in talooyinkaasi ay saameynayaan dalxiiska haddii deegaano amaanka ah aysan ka dhicin weeraro lidi ku ah amaanka dalkaasi Kenya, sida uu hadalka u dhigay xildhibaanka.<\/p>\n<p>Xildhibaan Madzayo, ayaa sheegay in deegaanada Kilifi, Kwale, Lamu, Taita, Taceta iyo Tana River ay wajaheen cabsi dhanka amaanka ah ayna yaraadeen dalxiisayaashii halkaasi tagi jiray iyadoo aan la weerarin.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa sidoo kale sheegay in safaaradaha looga baahan yahay in si qaas ah ay bartilmaameydsadaan magaalooyinka ay saameeyeen weerarada Alshabaab ay geysanayaan.<\/p>\n<p>Digniinaha ayaa ku celceliyay inay waxyeelo ama muuqaalo aan wanaagsaneyn ka bixinayaan deegaanada kale ee amaanka ah oo dalxiisayaasha ay tagi jireen, siduu sheegay xildhibaanka.<\/p>\n<p>Xildhibaan Madzayo, ayaa sheegay in kaliya dhanka xeebta magaalada Mombasa ay ka dhaceen qaraxyada iyo weerarada Alshabaab ay ka geysanayaan dalka Kenya, wuxuuna shegay in digniinaha lagu tilmaamo magaalooyinka dhanka xeebta.<\/p>\n<p>Dhaqaalihii dalka Kenya ay ka heli jirtay dalxiiska ayaa hoos u dhacay waxii ka dambeeyay markii Alshabaab weeraro iyo afduubyo ay ka geysteen magaalooyinka dalkaasi Kenya ee dhanka xeebta ku yaala.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20575.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20575.jpg\" alt=\"20575\" width=\"348\" height=\"145\" class=\"alignleft size-full wp-image-22030\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20575.jpg 348w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20575-300x124.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 348px) 100vw, 348px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanka laga soo doorto deegaanka Kilifi ee dalka Kenya Stewart Madzayo ayaa ku baaqay in wadamada reer galbeedka ay joojiyaan digniinaha dhanka amaanka ee ay kasoo saaraan magaalooyinka qaar ee dalka Kenya. Wuxuu sheegay in talooyinkaasi ay saameynayaan dalxiiska haddii deegaano amaanka ah aysan ka dhicin weeraro lidi ku ah amaanka dalkaasi Kenya, sida uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22029","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22029","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22029"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22029\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22031,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22029\/revisions\/22031"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22029"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22029"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22029"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}