{"id":22019,"date":"2014-05-31T10:22:25","date_gmt":"2014-05-31T07:22:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22019"},"modified":"2014-05-31T10:22:25","modified_gmt":"2014-05-31T07:22:25","slug":"madaafiic-lagu-garaacay-muqdisho-khasaaro-ka-dhashay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/madaafiic-lagu-garaacay-muqdisho-khasaaro-ka-dhashay\/","title":{"rendered":"Madaafiic lagu garaacay Muqdisho \/\/ Khasaaro ka dhashay"},"content":{"rendered":"<p>\u2014Waxaa Xalay Madaafiic Khasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac geystay lagu garaacay qeybo ka tirsan Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Goobjooge magaciisa qarixyay oo la hadlay Garoowenews Online ayaa sheegay in Madaafiicdan qaarkood lagu tuuray Xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Waxuu tilmaamay in Madfac Xoogan uu ku soo dhacay Nawaaxiga Shirkadda Coca-Cola Guri ku yaala Isagoona tilmaamay in halkaas uu ku dhintay 1 Ruux, labo kalena uu dhaawac soo gaaray.<\/p>\n<p>Saraakiisha Dowlada Soomaaliya ayaa ka gaabsaday in ay faah faahin ka bixyeen Madaafiic Khasaaro kala duwan geystay oo Xalay lagu qaaday Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Sikastaba Ururka Al Shabaab ayaa wacad ku maray in Weeraro Xoogan ay ka geysan doonaan Magaalada Muqdisho Iyadoona Xalay Weerar Ismiidaamin ahaa ay ku qaadeen Hotel City Plus halkaasi oo Shir uga socday Xubno ka mid DFS iyo Taliyaha Nabadsugida Bashiir Goobe.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-411-259x160.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/download-411-259x160.jpg\" alt=\"download-411-259x160\" width=\"259\" height=\"160\" class=\"alignleft size-full wp-image-22020\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u2014Waxaa Xalay Madaafiic Khasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac geystay lagu garaacay qeybo ka tirsan Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Goobjooge magaciisa qarixyay oo la hadlay Garoowenews Online ayaa sheegay in Madaafiicdan qaarkood lagu tuuray Xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Waxuu tilmaamay in Madfac Xoogan uu ku soo dhacay Nawaaxiga Shirkadda Coca-Cola [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22019","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22019","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22019"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22019\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22021,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22019\/revisions\/22021"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22019"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22019"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22019"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}