{"id":22008,"date":"2014-05-31T10:13:29","date_gmt":"2014-05-31T07:13:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22008"},"modified":"2014-05-31T10:13:29","modified_gmt":"2014-05-31T07:13:29","slug":"al-shabaab-oo-shacabka-shhoose-ugu-baaqay-inay-dagaalka-kala-qeyb-qaataan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/al-shabaab-oo-shacabka-shhoose-ugu-baaqay-inay-dagaalka-kala-qeyb-qaataan\/","title":{"rendered":"AL-SHABAAB OO SHACABKA SH\/HOOSE UGU BAAQAY INAY DAGAALKA KALA QEYB QAATAAN"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha gobolka Shabeelada hoose u qaabilsan Al-shabaab Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla ayaa ugu baaqay Shacabka Shabeelada hoose inay ka qeyb qaataan dagaalka ay kula jiraan Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada Soomaaliya oo iskaashanaya. <\/p>\n<p>Abuu Cabdalla ayaa shacabka ku booriyay inay u istaagaan sidii ay u difaaci lahaayeen diinta islaamnka iyo duulaanka lagu soo qaaday dalka Soomaaliya,siduu hadalka u dhigay,isagoona tilmaamay in la isku soo baheystay Soomaaliya loona baahan yahay in shacabka Soomaaliya iyagana kula midoobaan dagaalka Al-shabaab.<\/p>\n<p>Al-shabaab ayaa marar badan ugu baaqay Shacabka Soomaaliyeed inaan look ala harin dagaalka ay ka wadaan Soomaaliya,waxayna si gaar ah farta ugu godeen in shacabka gobolka Sh\/hoose ka qeyb qaataan dagaalka.<\/p>\n<p>Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo AMISOM oo isgarabsanaya ayaa Al-shabaab kala wareegay deegaano iyo degmooyin badan,kuwaasi oo horay gacanta shabaab ku jiray.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20566.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20566.jpg\" alt=\"20566\" width=\"660\" height=\"490\" class=\"alignleft size-full wp-image-22009\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20566.jpg 660w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20566-300x222.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha gobolka Shabeelada hoose u qaabilsan Al-shabaab Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla ayaa ugu baaqay Shacabka Shabeelada hoose inay ka qeyb qaataan dagaalka ay kula jiraan Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowlada Soomaaliya oo iskaashanaya. Abuu Cabdalla ayaa shacabka ku booriyay inay u istaagaan sidii ay u difaaci lahaayeen diinta islaamnka iyo duulaanka lagu soo qaaday dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22008","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22008","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22008"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22008\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22010,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22008\/revisions\/22010"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22008"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22008"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22008"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}