{"id":22002,"date":"2014-05-31T10:07:10","date_gmt":"2014-05-31T07:07:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=22002"},"modified":"2014-05-31T10:07:10","modified_gmt":"2014-05-31T07:07:10","slug":"saraakiisha-dowladda-oo-faah-faahin-ka-bixiyay-qaraxii-xalay-muqdisho-ka-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2014\/05\/saraakiisha-dowladda-oo-faah-faahin-ka-bixiyay-qaraxii-xalay-muqdisho-ka-dhacay\/","title":{"rendered":"SARAAKIISHA DOWLADDA OO FAAH-FAAHIN KA BIXIYAY QARAXII XALAY MUQDISHO KA DHACAY"},"content":{"rendered":"<p>Saraakiisha ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay weerar xalay ka dhacay nawaaxiga Hotelka City Placa ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo saraakiil Dowladda ka tirsan oo Hoteelka kasoo baxaye weerar ismiidaamin ah lagulaeegtay.<br \/>\nAfhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble oo la hadlay Idaacada VOA, ayaa sheegay in weerarkaasi ay ku dhaawacmeen saddex ruux oo labo qof ay yihiin dad shacab ah, halka ruuxa kalena uu yahay askari Dowladda ka tirsan.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa jira dhimashada hal ruux, kaasi oo ahaa shaqsigii watay gaariga ee ismiidaamiyay.<\/p>\n<p>Afhayeenka Ciidanka Booliska ee Dowladda Soomaaliya Gaashaanle Qaasim Axmed Rooble, ayaa wuxuu ku waramayaa inay fashiliyeen gaariga laga soo buuxiyay walxaha qarxa, sida uu yiri.<\/p>\n<p>Afhayeenka, ayaa sheegay in Shabaabku ay doonayeen in qaraxaasi ay dhiig badani ku daadiyaan, laakiin uu Alle kaga mahadcelinaayo khasaaraha oo noqon, sidii ay Shabaabku doonayeen.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in weerarkaan loola dan lahaa saraakiil Dowladda ka tirsan oo Hoteelka kasoo baxaye xilliga weerarka Ismiidaaminta ah xalay uu dhacaye.<\/p>\n<p>Muddooyinkaan dambe waxaa Magaalada Caasimada kusoo badanaya qaraxyada noocaan ah oo ay masuuliyadooda sheeganayaan Ururka Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Saraakiisha Dowladda Soomaaliya ayaa hadalkooda ugu badan wuxuu yahay inay fashiliyeen qaraxyada, balse dadka ayaa su&#8217;aal iska weydiinayaa nooca fashilka uu yahay mar hadii qaraxyada ay dhacayaan.<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20571.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2014\/05\/20571.jpg\" alt=\"20571\" width=\"276\" height=\"183\" class=\"alignleft size-full wp-image-22003\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay weerar xalay ka dhacay nawaaxiga Hotelka City Placa ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo saraakiil Dowladda ka tirsan oo Hoteelka kasoo baxaye weerar ismiidaamin ah lagulaeegtay. Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble oo la hadlay Idaacada VOA, ayaa sheegay in weerarkaasi ay ku dhaawacmeen saddex ruux oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-22002","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22002","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=22002"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22002\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":22004,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/22002\/revisions\/22004"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=22002"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=22002"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=22002"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}